While you consider Hanukkah, it's eight days and nights of presents and scrumptious meals that you just consider. However the vacation symbolizes a lot greater than that. These of Jewish heritage collect eight nights in a row (this yr it's December 10 to December 18) to sure, trade presents, but additionally to play dreidel, mild the menorah and, whereas reflecting on what the vacation means, after all, bonding over conventional meals.
There are a plethora of essential dishes which might be typically discovered at each…
Ethiopia is working to revive order in conflict-ridden Tigray
Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed mentioned on Monday that efforts have been being made to revive order in Tigray, the place medical doctors and humanitarian employees say combating and lawlessness have hindered the supply of support to determined civilians.
Abiy, the winner of final 12 months's Nobel Peace Prize, declared victory in Tigray on November 28 after the military captured Mekele, the regional capital, after practically a month of bloody conflicts within the north of the nation towards the…
Muxuu Yahay Rekoodhka Aanu Abid Cristiano Ronaldo Ku Hor
Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa markale habeen dambe ku kulmaya gegida Camp Nou kulanka ugu dambeeya ee wareega Group-yada Champions League xilli ay labada dhinacba hore iskaga xaadiriyeen wareega 16-ka.Kulankaas ayaa noqon doono mid markale lagu raaxaysan doono iska hor imaadka Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, kulankii hore ee Allianz Stadium ayaysan mucaashaqiinta kubadda cagtu helin fursadaas maadaama Ronaldo uu ku seegay sababta xanuunka Korona Fayras.Mid kamida waxyaabaha indhaha lagu hayn doono habeen dambe ayaa…
Halyeey Paul Scholes Oo Ku Dhiiraday Inuu Saadaaliyo Kooxda
Halyeeyga kooxda Manchester United ee Paul Scholes ayaa aragtidiisa ka dhiibtay kooxda ku guuleysan doonta xilli ciyaareedkan 2020-21 horyaalka Premier League xilli ay jiraan kooxo dhawr ah oo ugu cad cad hanashadiisa.Haddiiba uu jiro xilli ciyaareed aan horyaalka la saadaalin karin dabcan waa midkan oo ay kooxuhu durtaba dhibaatooyin badan kasoo mareen jadwalka adag kaas oo sababay dhaawacyo iyo joogtayn la’aan.Sidaas oo ay tahay haddana Paul oo saadaashiisa dhiibtay ayaa sheegay inuu filanayo in kooxda horyaalka…
Axmed Madoobe oo dalbaday in Gedo laga saaro “Jabhadaha
Axmed Maxamed Islaam Madoobe Hogaamiyaha Jubbaland oo maanta ka qayb galayay shirka Soomaaliya iyo beesha Caalamka.
Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo codsaday in dowladda kusoo wareejiso gobolka Gedo ayaa Raysul Wasaare Rooble dalbaday in uu joojiyo waxa uu ugu yeeray u ololeynta soo laabashadda madaxweynaha mudo xileedkiisu sii dhamaanayo ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
“Marka Puntland doorashada ku qabato labada meel,…
Police praised for dealing with of peaceable protests in Garowe
AXADLE, Northeastern State - Cops in Northeastern State have been hailed for dealing with peaceable protests in Garowe, the capital of northeastern Somalia, the place dozens of individuals took to the streets to show in opposition to inflation and financial downturn.
Throughout Sunday's protests, officers working inside Garowe stepped up safety as residents matched throughout the streets with out destroying property and looting companies, which is widespread throughout such protests world wide.
In contrast to in…
“Miyaad Markii Aad Yarayd Taageere U Ahayd Chelsea?” Jadon
Da’yarka garabka weerar ee kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho ayaa aragti uu hore ugaga jawaabay haddii uu carruurnimadiisii taageere u ahaa Chelsea markale sidii hore si ka duwan ugaga hadlay.Kooxda tababare Frank Lampard ayaa ahayd mid kamida kooxaha waaweyn ee saxeexa Jadon lala xidhiidhinayay sanadahan ugu dambeeyay xilli uu halkiisa kasii wado inuu isku muujiyo Borussia.Kooxda inta ugu badan lala xidhiidhinayay saxeexa Sancho ayaa ahayd Manchester United balse kooxda Old Trafford ayaa suuqii xagaaga ku gacan…
Haftar’s crime in opposition to ceasefire sabotages the political course of, says Libya’s excessive council
Assaults by forces loyal to Putist basic Khalifa Haftar on the Libyan military headquarters within the southern province of Ubari are meant to sabotage the political course of and violate the ceasefire, Libya's high physique of the council stated on Monday.
In a written assertion, the Council condemned the assault, saying: "This ceasefire is in actual fact an implementation of overseas plans aimed toward sabotaging the answer to the Libyan disaster by dialogue."
The Council stated that this assault…
Walaaca Doorashada & Welwelka Dagaal Sokeeye – Axadle
Doodda & muranka siyaasadeed ee la xiriira doorashooyinka Madaxtooyada & Baarlamaanku waxa ay soo billowdeen June- 27- 2020 kaddib markii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka oo xil-hantiisu ku egtahay 6-July-2021 ay Baarlamaanka ka hor sheegtay in aan doorasho qof iyo cod ah xilligeeda ku dhici karin, waxa xigay isku day iyo dadaal madaxtooyada ka socday oo awood badan lagu siinayay Baarlamaanka si xildhibaannada xilligoodu idlaaday go’aan uga gaaraan…
Siciid Deni:- Waa in la qaadaa 4 tilaabo oo deg deg ah si
Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka qayb galay shirka wadatashiga Soomaaliya iyo Beeshs Caalamka.
Xuquudka Sawirka;-Puntland State House.
Hogaamiyaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka, oo ay ka qeybgaleen Dowladda Federaalka ah, Dowladdaha xubnaha ka ah iyo Wakiillada Beesha Caalamka iyo Wadamada daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay afar qodob oo uu sheegay…