Sawir hore
Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir waxaa maanta ka dhacay qarax uu ka badbaaday Maareeyaha Dekedda Muqdisho Axmed Washington xili uu u socday xafiiskiisa shaqada sida ay Axadle u xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.
Inta la xaqiijiyay qaraxa waxaa ku dhintay labo Askari oo ilaalo u ah Maareeye Axmed, kadib markii dhaawac uu kasoo gaaray qaraxa lala eegtay Gaarigiisa oo mararay Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.
Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxa, waxa…
Angola wants to privatize its flagships with diamonds and oils
Luanda should privatize its flagship economy by the end of 2021. This week, Finance Minister Vera Daves Da Souza announced. The national oil company Sonangol and the diamond company Endiama will be restructured to attract investors. Although in a deep economic crisis, Angola needs new money to revive its economic machine, but these privatizations are also part of a comprehensive program of state…
Port supervisor survives morning IED explosion in Somalia
MOGADISHU, Somalia - A senior official working in Mogadishu port as Normal Supervisor survived a morning assault with improvised explosive units in Somalia's capital, officers mentioned in an explosion that comes almost 8 hours after a suicide bombing within the coastal metropolis.
Ahmed Washington, who works because the port's chief, is alleged to have escaped unhurt from the scene of the assault, who allegedly focused him due to his affect within the port, which has lengthy been underneath siege by al-Shabaab…
contrasting reactions after the consultation ahead of the presidential election
Political actors and civil society met on 25-27 November in Madingou, southern Congo, to calm the climate ahead of the 2021 presidential election. They agreed, among other things, to maintain the use of the single vote and to carry out a revision of the electoral rolls. If these results seem to satisfy the government, the opposition believes that they have more or less been introduced.…
Freddie Ljungberg Oo Daboolka Ka Qaaday Sababtii Uu Iskaga
Freddie Ljungberg ayaa sharraxaad ka bixiyey sababtii uu uga baxay shaqaalaha tababarka ee Arsenal xagaagii tegay, markaas oo isagoo gacanyare u ah Mikel Arteta uu go’aansaday inuu ka dhaqaaqo Emirates Stadium.43 jirkan ayaa kusoo laabtay Arsenal xili ciyaareedkii hore isagoo si ku-meelgaadh ah tababare ugu noqday markii shaqada laga caydhiyey Unai Emery oo November 2019 shandaddiisa qaatay.Lix ciyaarood oo uu Freddie Ljungberg tababare u ahaa Arsenal ayay guuleysteen hal kulan oo kaliya, waxaanay barbarro galeen saddex…
the election of the President of the FEC was canceled
The Prime Minister annulled the election of the President of the Federation of Congolese Companies (FEC). The decision was made on Friday 27 November. The day before, Albert Yuma had been re-elected head of the main employers' organization. However, one of the candidates for this post considered the procedure to be irregular and the Prime Minister agreed with him.…
Ciidamada DFS oo weeraray ilaalo uu heystay Gen. Xuud. –
Duleedka Magaalada Baladweyne waxaa lagu weeraray Ciidamo u heysto Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Xuud oo todobaadkii lasoo dhaafay labo jeer baajiyay safar Hogaamiyaha Hir-Shabeelle uu ku tagi lahaa Xarunta Gobolka Hiiraan.
Ciidamo hubeysan oo la diyaariyay saacadihii lasoo dhaafay ayaa weerar ku qaaday saldhigyo ay sameysteen Ciidamada la safaran Xuud, waxaana dhexmaray iska hor imaad sababay in ay dib u gurtaan askarta la weeraray.
Xuud ayaa heysta ciidamo la saftay…
A high CIA agent killed in a struggle in Somalia has been
WASHINGTON, USA - The highest CIA agent killed in preventing in Somalia has been positively recognized, stories The Intercept with preliminary investigations revealing that he died early this week after being barely injured in a terrorist assault inside Mogadishu, a metropolis that's typically been focused by Al-Shabaab.
He's the primary American identified to have been killed because of violence within the capital because the disastrous 1993 Black Hawk Down battle, when the US intervened within the Civil Struggle…
“Dadkaan Cidna uma maqna Ceelna uma qodna ee hurdada halaga
Xildhibaan Mahad Salaad
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa qoraal uusoo dhigay bartiisa Facebook waxa uu uga hadlay qaraxii ka dhacay Maqaaxi ku taalla Magaalada Muqdisho ee sababay dhimashada, dhaawaca & khasaaraha maaliyadeed.
Xildhibaanka ayaa sidoo kale waxa uu qoraalkiisa kusoo bandhigay falcelinta Dowladda Federaalka, waxa shacabka Soomaaliyeed la gudboon & Dhalinyarada oo dhibaatada ugu badan dalka la kulanta.
Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsiyeen kadib waxa uu…
the fear of paralysis after a month’s absence of President Tebboune
One month ago, on October 28, the Algerian president, infected with the coronavirus, was transferred to a hospital in Germany. The Algerian authorities are communicating a bit about the health condition of Abdelmadjid Tebboune, 75, in addition to saying that he is improving. Faced with this opacity, Algerians are worried about paralysis at the top of the state.…