Jose Mourino ayaa lagu waramayaa in laga ceyrin doono Tottenham haddii uusan ka soo bixin kaliya hal sheey oo badbaadin karta shaqadiisa, waxayna ku xiran tahay tartan uu kula jiro kooxdiisa hore ee Chelsea
Tababaraha reer Portugal ayaa cadaadis xoogan ku hoos jira ka dib markii Spurs ay ka hartay Europa League habeenkii Khamiista inkastoo ay 2-0 ku soo badiyeen lugtii hore.
Guuldarro ceeb 3-0 ah ayaa ka soo gaartay kooxda Dinamo Zagreb taasoo cadaadiska ku sii kordhisay Mourinho.
Waxa kaliya ee badbaadin kara…
Worldwide from L1 and L2 can be part of
The international footballers who were brought to play outside the EU at the end of March, which the French clubs wanted to keep due to a septain on their return, will have an exception if they respect a health bubble, the Ministry of Sports announced on Saturday i. in the face of growing controversy.
"The Ministry of Sports…
Karim Benzema Oo Ka Caawiyay Actual Madrid Inay Ka
Real Madrid ayaa kaalinta labaad kala baxday Barcelona islamarkaana seddex dhibcood u jirsatay kooxda hogaanka heysa ee Atletico Madrid ka dib markii ay maanta ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Celta Vigo oo marti loo ahaa.Labo gool uu dhaliyay Karim Benzema oo labaduba uu caawiye ka ahaa Toni Kroos iyo gool uu aakhirkii dhaliyay Marco Asensio oo uu Benzema caawiye ka ahaa ayaa guusha u xaqiijiyay Los Blancos iyadoo Santi Mina uu saxiixay goolka qura ee Celta Vigo.Real Madrid ayaa haatan leh 60 dhibcood iyagoo dhibic ka sareeya…
Salaam Somali Financial institution gives free microfinance to
Salaam Somali Bank offers free microfinance to small businesses in Mogadishu
Salaam Somali Bank continues its second phase of a free microfinance program launched in 2021 with the aim of promoting small businesses in all regions of the Horn of Africa country.
On Saturday, March 20, the bank's branch in Suuq Ba'ad in Mogadishu provided free microfinance to local retailers as part of…
Muhiimada Shirka jaraa’id ee Wasiir Dubbe
Wasiirka Warfaafinta Xukuumada xilgaarsiinta Soomaaliya Cusmaan Abuurkar Dubbe oo ka hadlay maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in shirka uu xalay iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo uu ka dhacayo teendhada Afisiyooni ee ciidamada cirka.
Shirkan oo la qorsheeyay in la qabto 22ka bishan ayaa loogaga hadlayaa arrimaha doorashooyinka waxaa shirkan qaban qaabadiisa ku howlan Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya sida uu sheegay Wasiir Dubbe.
“Xataa haddii badda dhexdeeda lagu shirayo waan tageynaa,” ayuu…
The UN company says it might be vital to reduce meals rations
The UN agency says it may be necessary to cut food rations for Somalia
GENEVA - The World Food Program warns that it may be forced to cut food rations in June for more than a million vulnerable Somalis because they do not have enough money to sustain the operation.This would be a severe blow to vulnerable people in Somalia who are just coming from similar cuts to their daily food…
Arsenal Oo Qarka U Saaran Inay U Gudubto
Waxaa isaga soo taraya baaqyada ku aadkan in kooxda Slavia Prague laga saaro Euro League ka dib markii taageerayaasha kooxda Czech Republic ka dhisan ay soo bandhigeen boor weyn oo ay ku cunsuriyeeynayaan xiddiga khadka dhexe ee Rangers Glen Kamara iyagoo ugu yeeray kalmada cunsuriga ah ee N**ger.Rangers ayaa guuldarro 2-0 ay ka soo gaartay kooxda Slavia iyagoo wadar ahaan looga badiyay 3-1 laakiin kulankaas waxaa qariyay falal cunsurinimo ah oo ka dhan ah Kamara, iyadoo xiddig ka tirsan Slavia oo lagu magacaabo Ondrej…
IGAD member states strongly urged to enhance the useful resource
IGAD member states strongly urged to increase resource allocation
All eight Member States of the Intergovernmental Development Agency are called upon to increase the allocation of resources to disaster risk management.
The IGAD 12th Steering Committee and 7th General Assembly, held in Mombasa, were also asked to step up cooperation efforts that will protect people vulnerable to…
human rights activist’s lawyer
Congo-Brazzaville has been led for almost 37 years by Denis Sassou-Nguesso, who is seeking a new presidential mandate tomorrow, Sunday 21 March. He will face six other candidates, including two former ministers, Mathias Dzon and Brice Parfait Kolélas. On the eve of this presidential election, FIDH and its Congolese partner, OCHD, say they are "deeply" concerned about the "deterioration of the democratic…
Bayern Munich Oo U Diiday Robert Lewandowski Inuu
England ma wajihi doonto Robert Lewandowski marka ay la ciyaarayaan Poland kulan ka tirsan isreebreebka Koobka Adduunka 11 maalmood ka dib halka xulka Austria uu isna ka maqnaan doono David Alaba kulanka ay la dheelayaan Scotland.Kulamada isreebreebka Koobka Adduunka ayaa bilaabanaya isbuuca danbe iyadoo waqti adag ay ku tahay xulalka qaranka sababo la xiriira Korona Fayras oo xadiday safaradii la isku booqan jiray.Kooxda Liverpool ayaa aheyd kooxdii ugu horeysay ee sheegta inay ka mamnuuci doonto ciyaartoydeeda inay u…