This Is the World's #1 Favorite Pizza Topping, Data Says

Because they're such a hotly debated topic, we could write about pizza toppings every single day. When a video from a Minnesota-based pie shop recently went viral, we reported on the intriguing new trend of adding pickle slices to pizza. This year, we also learned that Americans—especially older ones—absolutely detest anchovies on their pie. Like the rest of the country, we also crave pepperoni—plain and simple. (RELATED: 7 New Fast-Food Chicken Sandwiches Everyone's Talking About.) But when it comes to global preferences,…

Khuraafaadka Uu Aaminsan Yahay Gareth Bale: “Cirfiidku Wuu Jiraa 100%,

Gareth Bale ayaa daboolka ka qaaday khuraafaad uu aaminsan yahay in ay jiraan, waxaanu dunida kaga yaabsaday waxyaabo uu sheegay in uu indhihiisa ku arko.Laacibka reer Wales oo waraysi siinayay xiddiga ay isku kooxda ay Tottenham ka wada tirsan yihiin ee Joe Rodon oo sidoo kale ay isku reer Wales yihiin, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday waxyaabo ay suurtogal tahay in aad kula yaabto, amaba adigan akhrisanaya warbixintu aad rumaysan tahay oo aad ku raaci karayso laacibkan.Waraysigan oo laga sii daayey barta YouTube-ka…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Arsenal vs Slavia Prague – Mikel Arteta Oo Kusoo

Arsenal ayaa dib u heshay xiddigaheeda da’da yar ee Bukayo Saka iyo Emile Smith Rowe oo ugu soo bilowday kulanka ay garoonkeeda Emirates Stadium kula ciyaarayso naadiga reer Croatia ee Slavia Prague oo ay lugta hore ee wareegga siddeedda fooda isku darayaan.Labadan ciyaartoy ayaa ka mid ah lix beddel oo uu tababare Mikel Arteta ku sameeyey safkii uu Axaddii kula ciyaaray Liverpool, waxaana sidoo kale kusoo bilowday Hector Bellerin, Cedric Soares, Granit Xhaka iyo Willian.Arsenal ayaan ciyaartan haysanin Kieran Tierney iyo…

45 Worst Breakfast Mistakes for Your Waistline

Most of us aren't getting the nutrients we need every morning to blast fat all day. You can do better—and should. A high-protein breakfast can lead to guaranteed long-term weight loss. Science proved it, according to the book Zero Belly Breakfasts. Of people who've lost 30 pounds or more, 80% kept the weight off by eating a high-protein breakfast every day, according to a study done by The National Weight Control Registry. Read on for nutritionists' picks for…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester United vs Granada – Solskjaer Oo Aan

Manchester United ayaa ku sugan waddanka Spain oo ay kula ciyaarayso kooxda dalkaas ka dhisan ee Granada lugta hore ee wareegga siddeedda tartanka Europa League.Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdiisu tahay naadiga ugu horreeya saadaasha kooxaha ku guuleysanaya tartankan ayaa waxa aanu caawa haysanin difaaca reer Ivory Coast ee Eric Bailly oo xanuunka Korona Fayras laga helay, sidoo kalena Anthony Martial ayaa dhaawac ah, hase yeeshee waxa kooxda taam usoo noqday weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford oo kasoo…

Umbro is collaborating with OOF to create two unique jerseys

Sportswear giants Umbro have teamed up with the football magazine OOF to create two unique shirts designed by two of the UK's most exciting contemporary artists.Juno Calypso and Rhys Coren received a simple brief - create two unique works of art as part of the collaboration. The only difference is that they would use shirts as their canvas.The results are pretty sick, making them the perfect buy if you want to stand out from the crowd with five-on-the-side running.Back when we asked @UmbroUK if they would be interested in…

meeting at a summit in Maputo, SADC announces a

On the southern part of the African continent, the regional organization of SADC presented on Thursday afternoon, April 8, the conclusions of its extraordinary summit, which was organized as soon as possible on security and humanitarian crises in Cabo Delgado in northern Mozambique. Two weeks after the spectacular and deadly attack on Palma by a group claiming to be international jihadists, five leaders…

Koox Weyn Oo Afar Jeer Dalab Ka Gudbisay Lionel Messi & Lacagta Ay

Lionel Messi ayaa ka mid ah ciyaartoyda sida weyn ay kooxuhu ugu dagaallamayaan suuqa iibka ciyaartoyga ee xagaagan, markaas oo uu xor ka noqonayo kooxdiisa Barcelona oo heshiiskiisuna ka dhamaanayo.Inkasta oo ay jirto rajo ah in Madaxweynaha cusub ee Joan Laporta uu ku qancin doono in uu sii joogo oo uu saxeexo qandaraas cusub, haddana cid ogsoon xaqiiqada dhabta ah ee doonista Messi ma jirto.Marka laga shidaal qaato isku-daygii bixitaanka ee xagaagii hore, Messi ayaa u muuqanaya in uu doonayo in inta ka  hadhay xirfaddiisa…

Popular Diets That May Cause Damage to Your Kidneys, Science Says

Finding a diet plan you can stick to is of the essence when you're trying to lose weight. However, even an eating plan that benefits your weight loss goals could mean trouble for your overall health. In fact, a number of popular diets could be causing serious kidney damage—and you might not even realize your health is in trouble until it's too late. Read on to discover which diets could cause long-term kidney damage so you can proceed with caution and ask a medical professional if this diet is right for you. For some…