To avoid constantly being in the situation of having to apologize in the future, France should, from today onwards, address a kind of perception of relations between politicians or the interests of more or less private French and African leaders and states. Hatred at the heart of political life in Africa. This was what led to…
Hordhac: Real Madrid vs Barcelona – Shaxaha Adag Ee Labada Kooxood,
Mid Ka mid ah kulamada ugu waa weyn kubada cagta caalamka ayaa caawa ka dhawaca caasimada Spain marka ay Real Madrid soo dhaweyso Barcelona kulankii ugu danbeeyay ee El Clasico.Los Blancos ayaa haatan kaalinta 3aad kaga jirta kala sareynta horyaalka iyagoo labo dhibcood ka danbeeya kooxda kaalinta labaad ee Barcelona kuwaasoo iyagana dhibic ka dnabeeya kooxda hogaanka heysay ee Atletuco Madrid iyadoo sagaal kulan ay ka harsan tahay xilli ciyaareedka.MAXAA KA CUSUB?Madrid waxaa mar kale ka maqnaan doona kabtankooda Ramos oo…
Hordhac: Liverpool vs Aston Villa – Klopp Oo Wacad Ku Maray Inay
Jürgen Klopp ayaa sheegay in guuldaradii 7-2 ee ku soo gaartay Villa Park xilli ciyaareedkan inuu maanka ku heyn doono isagoo doonaya inuu soo gabagabeeyo lix kulan oo isku xigta oo looga badiyay Anfield.“Waa inaan wax walba saxno” ayuu ka yiri guuldaradii ugu cusleyd horyaalka ee soo gaartay Liverpool tan iyo sannadkii 1963. Guul ay gaaraan ayaa la micno noqoneyso guushii 100aad ee Liverpool ay ku gaarto Anfield tartamada oo dhan tan iyo markii uu Klopp tababare u noqday.Reds ayaa aad ugu baahan guul ay ku gaarto Anfield…
Hordhaca Crystal Palace vs Chelsea – Xasuuqii West Brom Oo Weli Ka
Chelsea ayaa u baahan inay wadada guusha horyaalka ku soo laabato ka hor inta aysan Champions League la dheelin FC Porto ka dib xasuuq ka soo gaaray kooxda West Brom.Garoonka Selhurst Park ayaa ah meel ay adag tahay in dhibco lagu qaatao laakiin iyadoo Chelsea uu ganaax kaga maqan yahay Thiago Silva waxay u muuqataa mid soo gabagabeysa isbuuc adag oo soo maray Thomas Tichel.Palace waxaa u jooga daafac ku riayaaqaya waqtigiisii ugu danbeeyay ciyaaraha oo ah GaryCahill taasoo faa’ido u noqon karta kooxdiisa hore ee…
Masar ayaa si kumeelgaar ah u hakisay wadahadallada Ay la laheyd Turkiga
Masar ayaa si kumeelgaar ah u joojisay wadahadalka gundhig uu ahaa si xiriirka ay la leedahay Turkiga caadi loga dhigo, oo ay ka mid tahay go'aan qaadashada lagu joojinayo xiriirada amniga ee Ankara ilaa amar dambe, ilo wareedyo ayaa uu xaqiijiyay saxafadda. Ilo wareedyadan ayaa sheegay in Qaahira ay sidoo kale joojisay xiriirkii ay la laheyd Ankara ilaa iyo inta dalabyadooda si dhaqso ah loo fulinayo, iyadoo xustay in gaabiska Turkiga ee ku aadan kala bixitaanka calooshood u shaqeystayaasha Liibiya ay ilaa iyo hada…
Geelle oo loo doortay Markii #5aad isagoo helay 98.58% codadkii la dhiibtay
Djibouti- Ismaaciil Cumar Geelle ayaa mar 5aad loo doortay madaxweynaha Dalka Jabuuti isagoo helay in kabadan 98 boqolkiiba codadkii la dhiibtay, sida ku cad natiijooyinka ku meel gaarka ah ee uu ku dhawaaqay Wasiirka Arimaha Gudaha Moumin Ahmed Cheick habeenkii jimcaha. "Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle wuxuu helay 167,535 cod, taas oo u dhiganta boqolkiiba 98.58," ayuu u sheegay idaacadda dowladda ee RTD, isagoo intaas ku daray in natiijooyinka la xaqiijiyay dhowaan ay soo saari doonaan golaha dastuurka. 73 jirkan…
Ismail Omar Guelleh re-elected president of Djibouti with 98.58% of vote
Ismail Omar Guelleh was re-elected for a fifth term as president of Djibouti with more than 98 percent of the vote, according to provisional results announced by Interior Minister Moumin Ahmed Cheick Friday night. "President Ismail Omar Guelleh obtained 167,535 votes, which is 98.58 percent," he told public broadcaster RTD, adding that confirmed results would be released soon by the Constitutional Council. The 73-year-old Guelleh faced just one challenger, the independent candidate and businessman Zakaria Ismail Farah,…
Valery Zakharov reacts to the words of the boss of
Valery Zakharov, President Touadera's highly influential adviser on internal security, responded on Friday to comments from RFI by Mankeur Ndiaye, head of Minusca in the Central African Republic. Back from Russia, the latter declared on our airwaves that Moscow agreed to cooperate in the UN inquiry opened to allegations of abuses committed by Russian paramilitaries in the Central African Republic. These…
the election campaign ends in a climate
Chad will vote tomorrow, Sunday, April 11, in the presidential election. 7 candidates are running, including President Idriss Déby, who has been in power for 30 years and is seeking a sixth term. The election campaign ended on Friday night at midnight. A campaign dominated by a single candidate. With our special correspondent…
the migration issue at the center of the visit
Continuation and end of Friday of the Spanish Prime Minister's official visit to Dakar. Pedro Sanchez met with President Macky Sall. An exchange specifically dedicated to the fight against illegal emigration: The Spanish Canary Islands have had an influx of migrants from West Africa since last year. A visit also focused on strengthening economic relations.…
