Garoonka Old Trafford, waxa xilli ciyaareedka dambe isku heli doona 25 ciyaartoy oo waaweyn oo tababare Ole Gunnar Solskjaer uu nasiib u yeelan doono in uu layliyo, laakiin laga doonayo in uu la yimaaddo xeeladdii uu kaga dhigi lahaa kuwa ugu wanaagsan, isla markaana uu ugu dagaallami lahaa horyaalka Premier League.Manchester United oo kaalinta labaad ka gashay horyaalka Premier League, waxa kale oo ay gaadhay finalka Europa League oo Villarreal ay kaga guuleysatay.In ay yimaaddeen labadan meelood ee ugu dambeeya, waxay…
Muxuu Sameeyey Florentino Perez Ee Uu Ka Cadhooday Zidane? – Wargeyska
Real Madrid ayaan ka bixin bogagga hore ee wargeysyada muddooyinkii u dambeeyey, waxaana inta badan la hadal hayay mustaqbalka Zinedine Zidane oo maalinba wax cusub kasoo kordhayey, ilaa ugu dambayntii uu ku dhawaaqay in uu iscasilay.Toddobaadkii hore ayuu Zidane si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ka tegay kooxdaas, waxaana war qoraal ah oo ay Los Blancos soo saartay ay ku sheegtay in ay ixtiraamayso go’aanka uu gaadhay tababaruhu ee ah inuu iska tegayo.Taageereyaasha ayaa isweydiinayey sababta uu Zidane uga tegay kooxda iyadoo…
Lionel Messi, Lewandowski, N’Golo Kante: Sidee Loo Kala Horreeyaa
Abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or iyo midda kale ee ay FIFA bixiso ee The Best, waxay illaa hadda u dhaxaysaa laba ciyaartoy oo Faransiis ah, laakiin waxa isbeddel ku keeni kara tartamada caalamiga ah ee Euro 2020 iyo Copa America ee bisha June ka bilaabmaya qaaradaha Yurub iyo Latin America.Xilli ciyaareedka dambe oo isaguna illaa qaybta hore lagu dari doono qiimaynta xiddigaha bandhigga wanaagsan sameeya, waxay iyaguna qayb ka qaadan doonaan go’aanka lagu xulanayo xiddiga ugu fiican sannadka ee la siinayo…
Air Algérie is gradually resuming connections
After almost 15 months without flights between France and Algeria, Air Algérie will reopen its flight connection between Paris and Algiers on Tuesday 1 June. Currently, Algerians in France have to make do with two flights a week, Tuesdays and Thursdays. A partial reopening that frustrates members of the community, sometimes deprived of seeing their families for over a year and a half.…
Our airspace is still locked for Somalia, Kenya insists
Our airspace is still locked for Somalia, Kenya insists
NAIROBI, Kenya - It will take a little longer before Kenya finally opens the airspace for Somalia, Nairobi has said, in the latest directive which could further affect the relationship between the two countries that have been in conflict for several months now.
Even after diplomatic ties between the two nations were restored less than a…
return to calm in Casamance after a swipe
In Senegal, calm returned on Monday morning, May 31, in Casamance in the south of the country. Yesterday, the army carried out airstrikes in an area west of Cassolole, near the border with Guinea-Bissau. They targeted parts of the MFDC's separatist movement. This sweep is in line with the army's operations in the region in January and February.…
RASMI: Dalka Lagu Ciyaari Doono Copa America Oo Lagu Dhawaaqay Kaddib
Xidhiidhka kubadda cagta South America ee CONMEBOL ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay dalka ay u wareejiyeen martigelinta tartanka Copa America kaddib markii ay ka qaadeen dalalka Argentina iyo Colombia.CONMEBOL ayaa sheegay in tartanka lagu martigelin doono oo lagu qaban doono gudaha dalka difaacanaya koobka ee Brazil.Dalalka Argentina iyo Colombia ayaa la filayay inay si wadajir ah u qabtaan martigelinta iyadoo noqon lahayd markii ugu horreysay ee ay laba dal wada martigeliyeen koobkaas 105-ta sano ee uu jiro.CONMEBOL ayaa…
Over 50 lives lost in DR Congo’s worst night of
More than 50 people were killed in two separate attacks on villages in the eastern Democratic Republic of Congo during one of the worst violent nights the area has seen in at least four years, the Kivu Security Tracker (KST) research group said on Monday.
The army and a local civil rights group blamed the Allied Democratic Forces (ADF), an extremist armed group, for looting the village of Tchabi and a camp for displaced people near Boga, another village. Both are close to Uganda's border.
Albert…
Sababtii Dhabta Ahayd Ee Zinadine Zidane Ku Dhalisay Go’aanka Uu Kaga
Tababarihii ka tagay kooxda Real Madrid ee Zinadine Zidane ayaa ugu dambayn saaka soo saaray waraaq furan oo uu u diray jamaahiirta kooxdaas isaga oo ugu caddeeyay sababtii uu kooxda uga tagay.Walow ay jiraan sababo kala duwan oo Zidane ku qasbay inuu iskaga tago Real Madrid haddana waxa jirta hal sabab oo la sheegay inay tahay mid ku qalqaalisay inuu deg-deg su’aal u geliyo sii joogistiisa kooxda.Zidane ayaa ayaan haysan taageerada kooxda waxaana uu si buuxda u dareemay inaysan kooxdu isaga taageersanayn markii uu galay…
the Prosecutor of the International Criminal Court
Fatou Bensouda met with authorities and representatives of communities that are victims of the genocide. The Gambian lawyer is close to ending her term, but she continues to urge the transitional government to hand over to her suspects accused by the ICC of crimes committed in Darfur.
With our regional correspondent in Nairobi,…