Daawo Muuqaalka Taageerayaasha Barcelona Ee Careysan Ee Isku

Taageerayaal careysan oo kooxda Barcelona ah ayaa isku gadaamay gaariga Antoine Griezmann iyagoo ka dalbaday inuu ixtiraam u muujiyo Lionel Messi.Xiddiga Faransiiska Griezmann ayaa ku guuldareystay inuu saldhigto Camp Nou tan iyo markii uu 108 milyan ginni uga soo wareegay Atletico Madrid sannadkii 2019.Qeyb ka mid ah dhibaatadiisa waxay ka timid dhowr warbixin oo sheegaya in 29 jirkaan uu xiriir xun la leeyahay kabtanka Barcelona Lionel Messi.Griezmann ayaa qirtay sannadkii hore inay ku adag tahay inuu xiriir la sameysto…

Rivaldo Oo Tilmaamay Sida Kaliya Ee Uu Lionel Messi Ku Sii

Lionel Messi ayaa kaliya ka fiirsan doona inuu sii joogo Barcelona haddii ay ku guuleystaan Champions League ama La Liga sida uu sheegay Rivaldo.Messi ayaa isku dayay inuu ka tago Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ka dib markii ay isku dhaceen maamulka kooxda xilli ay guuldarro 8-2 ka soo gaartay Bayern Munich wareegii sideed dhamaadka Champions League.Barca ayaa ugu danbeyn ku guuleysatay inay xiddiga reer Argentina ka horjoogsato inuu baxo  laakiin weli waxaa shaki la gelinayaa mustaqbalkiisa kooxda…

Maxay Aheyd Hadiyadii Qaaliga Aheyd Ee Zlatan Ibrahimovic U

Weeraryahanka AC Milan Zlatan Ibrahimovic ayaa hadiyad u iibiyay xiddig kasta oo ka tirsan kooxda Talyaaniga, isagoo u soo iibiyay ciyaar gacmeedka cusub ee sida weyn loo raadinayo ee PlayStation 5.Seddex ka mid ah ciyaartoyda Rossoneri ayaa Instagram soo dhigay sawiro ay uga mahadcelinayaan hadiyada ay ka heleen 39 jirkan ka dib markii ay gacanta ku dhigeen PlayStation 5.PS5 ayaa kaliya maanta suuqa la soo dhigay iyadoo macaamiisha ay isku dayayaan inay gacanta ku dhigaan ciyaar gacmeedkan ay sameyso shirkada Sony.Xiddigaha…

Seddex Ka Mid Ah Xiddigihii Dhaawaca Uga Maqnaa Liverpool Oo

Liverpool ayaa war wanaagsan heshay ka hor kulankooda Leicester City ka dib markii Andy Robertson iyo Fabinho ay ku soo laabteen tababarka iyagoo sarre u qaaday isku diyaarintooda kulanka Axada.Tababare Jurgen Klopp ayaa sidoo kale ku faraxsan in xiddiga khadka dhexe Thiago Alcantara inuu isna ku soo laabtay tababarka kooxda koowaad maanta oo Khamiis ah.Robertson ayaa dhaawac muruqa ah qabay intii uu ku maqnaa xulka dalkiisa Scotland.Laakiin daafaca bdiix ayaa dheelay kulankii ay guuldarada ka soo gaartay Israel, wuxuuna…

Seddexda Kulan Ee Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos

Sergio Ramos ayaa seegi doona seddexda kulan ee soo socota ee ay ciyaareyso Real Madrid, labo kulan oo horyaalka La Liga ah iyo kulanka Champions League ee ay booqanayaan kooxda Inter Milan.Baaritaan lagu sameeyay kabtanka Los Blancos ayaa lagi ogaaday inuu dhaawac ka qabo muruqa lugta midig iyadoo dhaawaca uu ka soo gaaray kulankii ay Spain 6-0 ku xasuuqeen xulka Jarmalka.34 jirkaan ayaa la filayaa inuu garoomada ka maqnaado inta u dhaxeysa 10 maalmood ilaa labo isbuuc.Daafaca Madrid ayaa ahaa mid jilicsan xilli…

Waa Kuma Xiddiga Arsenal Ee Ay Ku Dagaalamayaan Xulalka

Goolhayaha da’da yar ee Arsenal Ovie Ejeheri ayaa soo bandhigay inuu leeyahay mustaqbal weyn taasoo keentay inay ku tartamaan xulalka England, Uganda iyo Nigeria iyadoo xiddigaan uu seddex wadanba u dheeli karo.17 jirkaan oo ka soo baxay akadeemiga Arsenal ee Hale End ayaa ku dhashay England, waxaa iska dhalay aabe Nigerie u dhashay iyo hooyo Uganda u dhalatay, waana sababta uu seddexda wadanka ugu dheeli karo.Wuxuu diirada u saraan yahay kooxo badan oo Premier League ah halka xiriirka kubada cagta Ingariiska ay doonayaan in…

Sky Sports Oo Saadaalisay Kulamada Isbuuca 9aad Ee Premier

Sky Sports ayaa saadaal ka bixisay kulamada wareega sagaalaad ee horyaalka Premier League iyadoo kulamo xiiso badan la ciyaarayo oo ay ka mid tahay kulanka u dhaxeeya Tottenham iyo Manchester City.Tababarayaasha xafiiltanka weyn uu ka dhaxeeyo ee Jose Mourinho iyo Pep Guardiola ayaa Sabtida isaga horimaan doona Waqooyiga London iyadoo Sky Sports ay saadaalisay in Spurs ay 1-0 kaga badin doonto kooxda Sky Blues.Isla Sabtida Chelsea ayaa u safreysa kooxda Newcastle United iyadoo Sky Sports ay saadaalisay in Blues ay 2-0 kaga…

Dani Ceballos Oo Ka Jawaab Celiyay Warka Sheegaya Inay

Dani Ceballos ayaa beeniyay warbixintii maanta lagu qoray The Athletic ee sheegeysa in wajiga feer looga dhuftay ka dib dagaal dhexmaraya iyo xiddiga ay isku kooxda yihiin David Luiz.Warbixinta The Athletic ayaa sheegtay in xiddiga khadka dhexe oo amaah uga soo mqan Real Madrid inay garoonka tababarka ku dagaalameen xiddiga reer Brazil David Luiz taasoo keentay in wajiga feer looga dhufto islamarkaana sankiisa uu dhiig ka soo daato.FAKE https://t.co/QOrbZpXF8J— Daniel Ceballos (@DaniCeballos46) November 19, 2020Warkaan waxaa…

Arsenal Oo Noqoneysa Kooxda Afrika, Bilyaneer Nigeria Ah Oo

Bilyaneerka u dhashay dalka Nigeria oo lagu magacaabo Orji Kalu ayaa shaaciyay inuu doonayay inuu iibsado boqolkiiba 35 saamiga kooxda Arsenal.Gunners ayaa dib uga dhacay Manchester City, Chelsea iyo Liverpool marka laga hadlayo dhanka dhaqaamaha tan iyo markii ugu danbeysay ee ay ku guuleysteen horyaalka Premier League.Si kastaba kooxda ayaa taageerayaal badan ku leh Nigeria tan iyo markii uu Nwankwo Kanu ku biiray sannadkii 1999, iyadoo Alex Iwobi, Chuba Akpom iyo Bukayo Saka ay ka sii ciyaarayeen Emirates Stadium.Haatan…

Xiddigaha Arsenal David Luiz Iyo Dani Ceballos Oo Feer Isla

Wargeyska The Athletic ayaa sheegaya in daafaca dhexe ee Arsenal David Luiz iyo xiddiga khadka dhexe Dani Ceballos inay gacanta iskula tageen xilli ay joogeen garoonka tababarka maalintii Jimcaha.Labada xiddig ayaa is feeray iyadoo David Luiz uu feer sanka kaga dhuftay xiddiga reer Spain Dani Ceballos taasoo keentay in dhiig uu ka soo daato.The Athletic ma aysan sheegin sababta dhalisay dagaalka labada xiddig laakiin ciyaartoydaan oo aan aadin xulalkooda ayaa ka qeyb qaadanayay kulan ay ku ciyaarayeen garoonka tababarka…