Rivaldo Oo Tilmaamay Sida Kaliya Ee Uu Lionel Messi Ku Sii
Lionel Messi ayaa kaliya ka fiirsan doona inuu sii joogo Barcelona haddii ay ku guuleystaan Champions League ama La Liga sida uu sheegay Rivaldo.Messi ayaa isku dayay inuu ka tago Camp Nou dhamaadka xilli ciyaareedkii la soo dhaafay ka dib markii ay isku dhaceen maamulka kooxda xilli ay guuldarro 8-2 ka soo gaartay Bayern Munich wareegii sideed dhamaadka Champions League.Barca ayaa ugu danbeyn ku guuleysatay inay xiddiga reer Argentina ka horjoogsato inuu baxo laakiin weli waxaa shaki la gelinayaa mustaqbalkiisa kooxda…