Frank Lampard Oo Xaqiijiyay Labo Xiddig Oo Muhiim Ah Oo Ka
Frank Lampard ayaa xaqiijiyay in Christian Pulisic uu seegi doono kulanka ay Chelsea la ciyaareyso Newcastle horyaalka Premier League isagoo dhaawac ku maqan halka daafaca dhexe Thiago Silva ay u badan tahay inuu maqnaan doono madaama uu safar dheer ku aaday Brazil.Kooxda Galbeedka London ka dhisan ayaa garoomada ku soo laabaneysa maalinta Sabtida laakiin inta badan ciyaartoydooda weli kuma aysan soo noqonin tababarka madaama xiddig walba oo ka soo laabanaya kulamada heerka caalami laga doonayo inuu iska baaro Korona Fayras…