Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa shaaca ka qaaday macalinka uu doonayo inuu waayihiisa tababarenimo tusaale uga noqdo isaga oo jagadaas ku maamuusay hormoodka Manchester City ee Pep Guardiola.Pirlo oo 41 sano jir ah isla markaana bishii August loo magacaabay tababaraha Juventus usbuuc kaddib markii tababaraha da’yarta 23 sano jirada ah ee kooxdaas loo magacaabay ayaa Guardiola ku sifeeyay inuu yahay mid kamida kuwa ugu fiican.Magacaabista Pirlo ayaa xigtay kaddib markii shaqada laga caydhiyay Maurizio Sarri oo…
Chelsea, Man United Mise Real Madrid? Kooxda Uu Erling
Da’yarka weerarka dhexe ee kooxda Borussia Dortmund ee Erling Braut Haaland ayaa la sheegayaa inuu gaadhay go’aanka kooxda uu doonayo inuu mustaqbalka dhaw ka ciyaaro haddiiba uu ka dhaqaajinayo Dortmund.Saddexleyda kooxaha ah ee kala ah Manchester United iyo Chelsea oo Premier League ah iyo kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Real Madrid ayaa dhammaantood xiiso u muujinaysa inay gacanta ku dhigaan.Erling oo kusoo hana-qaaday Dortmund tan iyo markii uu kusoo biiray bishii January ayay warar cusubi xusayaa in kooxda uu…
Xiniinyaha Ayuu Ka Dhaawacmay, Inuu Ciyaarta Sii Wato Ayuu
Daafaca kooxda ree Brazil ee Flamengo ee Gustavo Henrique ayaa lagu qasbay inuu bedel ku baxo intii uu socday kulan ay kooxdiisu ciyaartay shalay oo Isniin ahayd. 27 sano jirkan ayuu dhaawac ka gaadhay xiniinyaha iyadoo ay kaamerooyinku qabteen iyadoo hoos gashiga uu garoonka kusoo galay oo cadaan ahaa uu dhiig badani ka muuqday kulankii ay kahor tageen dhigooda Corinthians. Wakhtiga uu dhaawacu gaadhay Gustavo Henrique ayaa ahaa qaybtii hore ee kulankaas oo aad u xooganaa, wararka ayaa sheegaya in ciyaaryahan…
Laba Kamida Xiddigaha Ugu Muhiimsan Man United Oo Aan
Kooxda Manchester United ayaa war weyn laga helayaa xiddigaha kooxdeeda gaar ahaan kahor kulanka adag ee ay habeen dambe Paris Saint-Germain ku booqanayaan magaalada Paris iyo waliba gegida Parc des Princes.Wararka haatan soo dhacaya ayaa sheegaya inay Manchester kulankaas ka maqnaan doonaan saxeexooda cusub ee Edinson Cavani iyo waliba kabtankeeda Harry Maguire oo labadaba lagaga tagay magaalada Manchester.33 sano jirka ree Uruguay ayaa lagaga tagay Manchester markii ay goor dhawayd xiddigaha kooxdiisu u duulayeen…
Haddii Jordan Pickford Lagu Ganaaxayo Qaladkii Virgil Van
Waxa shaaca laga qaaday haddiiba uu ganaax mudan karo goolhayahya kooxda Everton ee Jordan Pickford kaas oo qalad halis badan oo aan lagu ciqaabin kulankii Merseyside Derby ku galay daafaca dhexe ee Liverpool ee Virgil Van Dijk.Goolhayaha dookha koowaad ee xulka qaranka England ayaa si weyn loogu eedeeyay taako (Taakal) halis ah oo uu kusoo af-meeray xilli ciyaareedkii Van Dijk oo udub dhaxaad usoo ahaa Liverpool tan iyo markii uu kusoo biiray January 2018.Khabiirka Sky Sports ee Graeme Souness ayaa ku sifeeyay qaladka uu…
Man United Oo Sporting Lisbon Kala Heshiisay Saxeexa Luis
Kooxda Manchester United ayaa dhigeeda Sporting Lisbon kala heshiisay saxeexa da’yarkeeda Luis Gomes oo ah 16 sano jir qaab ciyaareed fiican kusoo bandhigay kuliyada da’yarta ee kooxdaas.Gomes oo Sporting Lisbon kusoo biiray isaga oo lix sano jir ah ayaa heshiiskiisii ugu horreeyay ee xirfadle rasmi ah u saxeexay kooxdiisa toddobaadkii hore iyadoo xilli horeba la siiyay naanaysta ah Luis Figo-ha cusub.Khadkan dhexe ee da’yarka ah ayaa heshiis cusub oo shan sano ah u saxeexay Sporting maalmo kahor balse sida uu sheegayo…
“Maxkamad Ayaanu La Galaynaa Barcelona, Waxaanu Nahay Kooxda
Madaxweynaha kooxda Boca Juniors ee Jorge Amor Ameal ayaa balan ku qaaday inay maxkamad la tagi doonaan kooxda ree Spain ee Barcelona sababtoo ah saxeexii ay kala wareegtay ee da’yarka Santiago Ramos Mingo.Boca Juniors ayaan gabi ahaanba wax farxad ah ku dareemayn qaabkii ay Barcelona horraantii sanadkan ugala wareegtay Ramos Mingo oo ay u arkaan mid aan sharci ahaan wada sax ahayn.Barca ayaa Santiago Ramos Mingo February 2020 kala soo saxeexatay Boca Juniors isaga oo 18 sano jir ah waxaana ay haatan kooxdiisii hore ee…
Waa Kuma Xiddiga Bandhiga Weyn Ku Samaynaya Premier League
Kooxaha Premier League ee Liverpool iyo Tottenham ayaa la sheegayaa inay isha ku hayaan kuna dagaalami doonaan saxeexa bur-buriyaha Leeds United ee Kalvin Philipps kaas oo xilli ciyaareedkiisii koowaad Leeds kula qaadanaya PL.Wargeyska The Mirror ayaa sheegaya in Jose Mourinho iyo Jurgen Klopp ay la dhaceen qaabka uu Kalvin Philipps uga soo dhalaalay horyaalka kulamadiisii ugu horreeyay.Philipps ayaa kulankiisii ugu horreeyay ee xulka qaranka England soo ciyaaray fasaxii qaramada ee bishii September isaga oo kasoo muuqday…
“Xhaka Abid Sidan Ma Sameeyeen” – Hoggaaminta Aubameyang Oo
Jamaahiirta Arsenal ayaa ka cadhooday kabtanka kooxdooda ee Pierre Emerick Aubameyang kaddib kulankii xalay ay guuldarrada kala soo kulmeen dhigooda Manchester City iyadoo muran la geliyo hoggaamiyenimadiisa. Kabtanka Arsenal ayaa u muuqday mid la kaftamaya khadka dhexe ee City ee Aubameyang oo ay Borussia Dortmund kasoo wada tirsanaayeen waana sababta ay taageerayaashiisu ka xanaaqeen inuu qosol iyo kaftan meesha keeno iyagoo hadda uun guuladaraystay. Labada ciyaaryahan ayaa erayo dhawr ah is dhaafsaday isla markaana…
Waa Kan Xiddiga Liverpool Ka Tirsan Ee Ku Dhex SEEXDAY
Goolhayaha kooxda Liverpool ee Caoimhin Kelleher ayaa sameeyay dhacdo layaab leh intii uu socday kulankii Merseyside Derby ee ay kooxiisu shalay bar-bardhaca 2-2 ah Goodison Park kula soo gashay kooxda ay magaalo xifaaltamaan ee Everton.Caoimhin Kelleher ayaa bedelka u fadhiyay Liverpool xilli goolhayaha ree Spain ee Adrian uu dookha koowaad ahaa isaga oo buuxinayay booska uu dhaawac kaga maqan yahay Alisson Becker.21 sano jirkan ayaa la arkay isaga oo hurdo la dhacay isla markaana gama’san markii ay kaamerooyinka BT Sport…
