Monthly Archives

April 2021

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Isniin Ah Ay

Akhristeyaal, wuu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoydu, waxaana si rasmi ah loo furi doonaa bisha June, laakiin hadda ayay kooxuhu sii shaqaysanayaan iyagoo kala jiidanaya ciyaartoyda sida bilaashka ah lagu heli karayo iyo kuwa kale oo ay saxeexyadooda sii bislaysanayaan ka hor inta aan la gaadhin waqtiga rasmiga ah.Wargeysyada ciyaaraha ayaa si joogto ah usoo bandhiga xogta, xanta iyo dhaqdhaqaaqa suuqa, waxaananu idiinka soo xulnay qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen maanta oo Isniin ah:Xiddiga reer Brazil ee Neymar oo…

a pass judgement on condemns political rigidity

In Benin, the opponent Reckya Madougou was detained by the court for repression of economic crimes and terrorism on the Chancellery's decision? In any case, a judge in this court condemns the repression of economic crimes and terrorism. Essowé Batamoussi testifies at RFI. This magistrate, a member of the Criet of Freedoms and…

Maxay Ahayd Sababtii Walwalka Lahayd Ee Soslkajer U Beddelay Marcus

Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyey in uu ku qasbanaa in uu garoonka ka saaro weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford kulankii ay xalay sida dirqiga ah kaga badiyeen Brighton.Rashford ayaa Manchester United u dhaliyey goolka barbarraha iyadoo Brighton ay kala hormartay gool uu u saxeexay laacibkii hore ee United ee Danny Welbeck bilowgii ciyaarta, laakiin Mason Greenwood ayaa ciyaarta oo toddoba daqiiqadood ka hadhsan tahay dhamaadkeeda keenay goolka guusha.Xilli ay goolka guusha raadinaysay, waxa daawadeyaashii…

Pep Guardiola claims that Dortmund’s success is based on huge agency fees

Manchester City boss Pep Guardiola has directed one of his brand's backwards compliments on Champions League opponents Borussia Dortmund and insists that their exciting squad has been built through huge payments to agents.The German side has become a hotbed for young talent, with former City Starlet Jadon Sancho, Jude Bellingham and Erling Haaland three of the brightest prospects in the books at Signal Iduna Park.Haaland is the city's main destination | Lars Baron / Getty ImagesCity have been strongly linked to a move for…

Mino Raiola hits “fake news” over the Commission’s demands

Super agent Mino Raiola has laughed off reports that suggest that all teams that want to sign Borussia Dortmund striker Erling Haaland must pay 34 million pounds in commissions.Raiola embarks on a European tour to gauge interest in the 20-year-old hitman. He has already met Barcelona and Real Madrid and is soon expected in England to meet suitors such as Manchester City, Chelsea and Manchester United.Haaland is Europe's hottest property Quality Sport Images / Getty ImagesDortmund are expected to endure a fee of close to £…

Mozambique’s military secures Palma after struggle with

Mozambique's military said on Sunday that a "significant" number of militants had been killed during a battle over the main northern gas district of Palma, which had been captured last month by an armed militant group believed to be affiliated with the Daesh terrorist group. Palma was seized by extremists during coordinated attacks on March 24, in what was seen as the biggest escalation of the uprising that has ravaged the North African nation since 2017. The actual number of deaths is not yet known,…

David Luiz undergoes minor knee surgery after missing the Liverpool loss

Arsenal have confirmed that midfielder David Luiz went under the knife on Sunday after a knee injury caused him to miss this weekend's 3-0 loss to Liverpool.The Gunners were completely annihilated by Jurgen Klopp's defending champions and lacked ideas at both ends of the field when they fell to an emphatic defeat that left them tenth in the Premier League position.Manager Mikel Arteta would like to see an immediate response, but he must get it without Luiz as the club confirmed on their official website that the Brazilian…

Noo Kaalay!! Angel Di Maria Oo Ka Dalbaday Lionel Messi In Uu Yimaaddo

Xiddiga reer Argentina ee Angel Di Maria ayaa ka dalbaday kabtanka Barcelona ee Lionel Messi in uu iskaga yimaaddo kooxdaas oo uu yimaaddo waddanka Faransiiska, isla markaana ay iska garab ciyaaraan kooxda PSG.Di Maria ayaa sheegay in ay ahaan lahayd wax cajiib ah, haddii ay awoodaan in Lionel Messi uu kula soo biiro PSG oo ay helaan fursad ay iskaga garab ciyaaraan.Labadan ciyaartoy oo xulka qaranka u wada ciyaara, ayaan wali helin fursad ay heer kooxood ugu wada ciyaaraan.Lionel Messi oo uu xagaaga soo socda ka dhamaanayo…

Ciidanka K/Galbeed oo howl-gal ku dilay rag ‘miino aasayey’ (Faah faahin)

Muqdisho (Axadle) – Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey howl-gallo ay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ka sameeyeen duleedka degmadaasi, kuwaas oo looga hortegayey weeraro ay soo qaadaan Al-Shabaab. Guddoomiye ku xigenka amniga iyo siyaasadda degmada Qansaxdheere Maxamed Muqtaar Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in howl-galkan si…

Antonio Rudiger is sent off for training with Kepa Arrizabalaga

Chelsea boss Thomas Tuchel was forced to send center-back Antonio Rudiger in five minutes early after he was involved in a heated confrontation with goalkeeper Kepa Arrizabalaga in training.None of the players were involved in Saturday's shock 5-2 defeat to West Bromwich Albion, after which Tuchel challenged his squad to remain calm and focus on bouncing back as soon as possible.Rudiger was held on the bench for the West Brom game | Alex Grimm / Getty ImagesUnfortunately for the boss, he got an unwelcome problem during…