Browsing Tag

yeeshay

Musuq maasuq saamayn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya

 Talaado, Luulyo, 2, 2024 (AX) - Warbixin ay soo saartay hay'adda u Doodda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty, ayaa lagu sheegay, in ay sare u kaceen heerarka dhimashada carruurta iyo hooyada ee gudaha Soomaaliya, sidoo kale xarumaha caafimaadka ee dowladda oo aan qalabeysnayn, heerarka tallaalka oo hooseeya, iyo cudurrada ka dhasha biyaha ee soo noqnoqda.Sida ay sheegtay hay'adda daah-furnaanta adduunka ee Transparency International, musuqmaasuqa ayaa saameyn weyn ku yeeshay waaxda caafimaadka Soomaaliya.Xukumadda Soomaaliya…

Amiirka dalka Qatar oo wadahal kula yeeshay khadka taleefanka Xasan Sheekh iyo Abiy Axned

 Khamiis, Juun, 13, 2024 (AX) - Wakaaladda wararka dalka Qatar QNA ayaa baahisay in Amiirka dalkaasi Qatar Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani inuu kulamo gooni gooni ah uu khadka Talefanka kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya  Abiy Axmed.Wakaaladda wararka dalkaasi Qatar ma bixin faahfaahino la xariira waxa uu kala hadlay Amiirka dalka Qatar madaxda dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya oo mudooyinkii dambe xiriirka ka dhaxeeya uu ahaa mid aad u xun.Diblomaasiyiin…

Xukumaddaha Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta shir laba geesood ah ku yeeshay magaalada Nairobi

 Talaado, May, 7, 2024 (AX) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta khudbad ka jeediyay shir laba geesoodka ah oo u dhexeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ka dhacay magaalada Naitobi ee Caasimada dalka Kenya.Shirkaan laba geesoodka ah waxaa ka qeyb galay xubno ka socday labada dowladood oo ay kala hoggaaminayeen Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua, wuxuuna ahaa mid daba socday heshiisyadii ay shalay kala…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More