Browsing Tag

xooggan

Dab xooggan oo maanta ka kacay suuqa Ashawa ee magaalada Diridhabe

 Talaado, Luulyo, 2, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya magaalada Diri dhaba ayaa sheegaya in maanta uu dab xooggan ka kacay mid kamid ah suuqyada magaalada Diridhaba oo lagu magacaabo Suuq Ashawa, dabkan ayaa billaabmay subaxnimadii hore ee maanta waxaana uu si xowli leh ugu fiday meherado badan oo ku yaallay suuqaas isagoo keenay khasaare badan oo hantiyeed.Meesha uu dabku ka billaabmay ayaa ahayd suuq kamid ah suuqaas oo lagu iibiyo dharka Huudhaydhka oo ku yaalla dixda ama togga Ashawa, wuxuuna dabku marba marka xiga ku…

Yaasiin Faray: Alshabaab labo jiho ayay kasoo weerareen degmada Ceeldheer, waxayna kala kulmeen jab xooggan

 Axad, Juun, 9, 2024 (AX) - Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa sheegay, in Alshabaab ay jab xooggan kala kulmeen dagaalkii ay shalay subax kusoo qaadeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.Yaasiin Farey, ayaa sheegay, Alshabaab inay labo jiho kasoo weerrareen degmada Ceeldheer, hase ahaatee wxuuu sheegay in aysan u suurto galin inay kasoo gudbaan labo farriisin oo ay ciidamada dowladda iyo kuwa macaawisleyda ku lahaayeen labo jiho oo kamid duleedka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More