Deni wuxuu xadidayaa qarashaadka telefoonka
Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka muuqatay Caro (Xanaaq) uu ka qaaday go’aamo marar kala duwan uu kasoo saaray xakameynta diidmada lacagta oo aan dhaqangelin ayaa digniin cusub soosaaray.
Deni ayaa amar cusub kusoo rogay ganacsatada gaar ahaan Shirkadaha bixiya adeegga lacagaha la isugu diro, waxa uu xadiday qiimaha ugu yar, isaga oo ka dhigay in aan la adeegsan Karin wax ka yar $10 si loo socodsiiyo Shillin Soomaaliga.
Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in marar kala duwan maamulkiisu uu…