Browsing Tag

xaalad

Jabuuti oo Hogaamiye Biixi ku eedaysay xaalad abuur

 Isniin, Luulyo, 1, 2024 (AX) - Jamhuuriyada Jabuuti ayaa markale iska fogaysay in ay martigalinayso jabhad ka dhan ah jiritaanka Gobaladda Waqooyi.Qoraal kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Jabuuti ayaa lagu sheegay in ay Jabuuti ku suntantahay wada noolaanshaha iyo ilaalinta waddamada ay jaarka la tahay."Siyaasada Jamhuuriyada Jabuuti waxay ku dhisantahay isxaqdhawr iyo wada noolaanshaha dowladaha iyo umadaha aanu jaarka nahay, Jabuuti waxay ka shaqaynaysa nabada iyo daganaanshaha gobolka Geeska Afrika" ayaa lagu yidhi…

Gobaladda Waqooyi oo shimbir xaalad caafimaad ugu qaaday dalka Jabuuti

 Talaado, April, 7, 2024 (AX) - Shimbir haad ah ayaa ku dhintay magaalada Lawyo-caddo kadib markii ay xukuumada Gobaladda Waqooyi u qaaday dalka Jabuuti si looga daweeyo dhaawac soo gaadhay.Wasiirka Wasaarada Deegaanka Shukri Xaaji Ismaaciil Boondare, oo waraysi siisay BBC Somali ayaa sheegtay in shimbirkan oo ahaa nooc haadka kamid ah oo sii dabar go'aya uu dhaawacmay kadib markii uu ku dhacay xadhig koronto, kadibna uu garabka ka jabay.Boondare waxay sheegtay in kadib markii uu shimbirku dhaawacmay ay caruur ka agdhawayd…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More