Browsing Tag

waayey

Muxuu Erdogan xiriir u la yeelan waayey?

Hogaamiyaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga uu jeclaan lahaa inuu xiriir wanaagsan la yeesho Israel, laakiin wuxuu dhaliilay siyaasada Israel ee ku wajahan Falastiin. "Lama aqbali karo" iyo "Khad cas" oo ay leedahay Ankara. Si kastaba ha ahaatee, Erdogan ayaa sheegay in wadahadaladii sirdoonka ee labada dhinac ay dib u bilowdeen. Labada dal ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ka dhaxeeyay khilaaf, inkasta oo uu ka dhaxeeyo xiriir ganacsi oo xoogan. Ankara ayaa si isdaba joog ah u cambaareysay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More