Uganda Law Society oo Madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqday inuu ixtiraamo go’aannada Maxkamadda Sare
Muqdisho (AX) — Ururka Qareennada Uganda ee Uganda Law Society ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud inuu dhowro go’aannadii Maxkamadda Sare ee lagu laalay muddo kororsiga xilkiisa madaxtinimo iyo xil ka qaadistii…