Browsing Tag

sheegaya

Gobaladda Waqooyi oo beenisay wararka sheegaya in la xidhay xafiis wakiileed keeda Jabuuti

 Axad,  Juun, 30, 2024 (AX) - Wakiilka Gobaladda Waqooyi ee Jabuuti Cabdiftaax Siciid Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay jabhada ay Somliland sheegtay in Jabuuti kusoo dhawaysay waddankeeda.Wakiilka oo ku sugan dalka Ingiriiska oo waraysi gaar ah siiyay Horn Cable TV, ayaa sheegay in uu berri imanayo magaalada Hargaysa, isla markaana ay xukuumada Gobaladda Waqooyi ugu yeedhay wadatashi."Runtii waa arrin laga xumaado sida uu madaxweynuhuba shalay sheegay intaa waanu la soconay, arrinkaana runtii lagama filanayn…

Dr. Cali Saciid Faqi: Waa nasiib darro wararka sheegaya inay Soomaaliya ka tanaasulayso musharaxnimada Midowga Afrika

 Khamiis, May, 23, 2024 (AX) - Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, haatanna ah xildhibaan katirsan baarlamaanka aqalka hoose, Dr Cali Saciid Faqi ayaa sheegay inay jiraan, warar sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka dalbaneyso Fawzia H. Adam in ay ka tanaasusho musharaxnimadeeda gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika.Dr Cali Saciid Faqi ayaa sheegay, haddii uu warkaasi uu dhab noqdo uu ahaan doono mid aad looga xumaado maaddaama ay Soomaaliya ku noqon doonto khasaare weyn sida uu sheegay.“Doorka…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More