Browsing Tag

qarxay

Farmaajo oo ka hadlay dagaal beeleed Maanta dib uga qarxay gobolka Mudug

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (AX) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray maanta kaga hadlay dagaal beeleed dib uga qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay maleeshiyo beeleedka walaalaha ah ee ku dagaalamaya nawaaxiga degmada Galdogob ee gobolka Mudug iney joojiyaan dagaalka u dhaxeeya ee sababay dhimashada iyo dhaawac labada dhinac kala gaaray."Dadka wada dhashay ee isku diinta, dhaqanka iyo ehelka ah ee ku dagaalamaya…

Dagaal xoogan oo dib uga qarxay bariga gobolka Mudug

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu halkaas dib uga qarxay dagaal beeleed xoogan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda beelaha Sacad iyo Leelakase.Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalka u dhaxeeya labadaan maleeshiyo beeleed inuu ka qarxay sadax oo hoostaga magaalada Galdodob ee gobolka Mudug.Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu yahay mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, hayeshee…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More