Browsing Tag

loogu

Muqdisho oo aas qaran loogu sameynayo AUN Cali

Cali Mahdi Maxamed, Madaxweynihii 4-aad ee Soomaaliya oo Arbacadii 10-kii Maarso 2021 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa maanta lagu aasi doonaa magaalada Muqdisho. Aaska ayaa waxaa ka qeyb galaya madax kala duwan sida Hogaamiyayaasha Dowlada Federaalka ee waqtigeedu dhamaaday, Madaxweynayaashii hore, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada iyo marti sharaf kale, ehelada iyo asxaabta. Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa loo yareeyay isticmaalka joogtada ah ee gawaarida iyo mootooyinka waxaana ciidamo la…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More