Somalia
Kheyre wuu ka gaabsaday inuu eedeeyo MW Farmaajo!
Raiisel wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad dheer oo buuq badan dhalisay ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen musharixiinta madaxweynaha 2021.