Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo Baledweyne ka dhacay
Sabti, September, 23, 2023 (AX) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo duhurninadii maanta ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.Qaraxaan Ismiidaaminta ah ayaa ahaa mid…