Browsing Tag

joojisay

Shirkadda duulimaadyada ee Fly Dubai oo joojisay duulimaadyadeedii Muqdisho

 Jimco, Juun, 7, 2024 (AX) - Shirkadda Diyaaradaha ee FLY Dubai ayaa joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalada Muqdisho sida lagu sheegay fariinta lagu wargaliyay hay’adaha ay khusayso ee dowladda.Duulimaadkeeda ugu dambeeya ayaa waxay sameyn doontaa 10-ka June. Sababta dhabta ah ee loo hakiyay duulimaadyada shirkadda Fly Dubai ayaa ah walaac dhanka amniga ah.Waa markii labaad oo shirkadda Fly Dubai ay joojinayso duulimaadyadeeda Muqdisho.Bishii Abril dhowr duulimaad oo ay kamid tahay Fly Dubai ayaa joojiyay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More