Soomaaliya oo Janaayo 2027 bilaabi doonta bixinta baasaboorka elektaroonigga ah ee East African Community
Muqdisho (AX) — Dowladda Soomaaliya ayaa bisha January 2027 bilaabi doonta bixinta baasaboorka elektaroonigga ah ee dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaddib markii la soo gebagebeeyay diyaarinta dukumeentigan cusub ee socdaalka, tallaabadaas oo qayb…