Browsing Tag

Israaiil

Israa’iil waxay lix qof ku dishay Suuriya duqeyn gantaal oo ay ku qaadey

Ciidamada Israel ayaa gantaalo ku garaacay xarun ay ku sugnaayeen koox la sheegay inay taageersan yihiin dowladda Islaamiga ah ee Iran jimcihii, sida ay sheegeen dadka u ololeeya xuquuqda aadanaha. Duqeyntan ayaa dhacday duhurnimadii hore masaajid ku yaal magaalada Hamat ee galbeedka Suuriya, halkaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan laba qof tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Kooxda la socodka xuquuqda aadanaha ee Siiriya ee fadhigeedu yahay Ingiriiska ayaa sheegtay in dadka dhintay ay dhamaantood ahaayeen mintidiinta aagga,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More