Browsing Tag

isku

Soomaaliya oo ku fashilantay isku daygii Kenya ay ku qarijineysay

Iskudayo ay sameenayeen Hogaamiyayaasha Dowlada Federaalka Soomaaliya oo ahaa inay Kenya ku canaantaan shirkii Urur Gobaleedka IGAD ayaa burburay kadib markii hogaamiyaasha shirka ay si weyn isugu khilaafeen goynta xiriirka diblomaasiyadeed ee udhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Taa baddalkeeda, hoggaamiyeyaasha gobolka iyo dowladaha ku shirayey Jabuuti Axaddii waxay ka codsadeen hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay diiradda saaraan jadwalka doorashada iyo sidoo kale barnaamijyada dib-u-heshiisiinta iyo amniga…

Ciidamado ka wada tirsan DFS oo ku dagaalamay magaalada Marka

Magaalada Marka waxaa xalay fiidkii ku dagaalamay Ciidamo kawada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ee gacanta ku haya sugidda ammaanka Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.. Iska hor imaadka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana hakad galay dhaq dhaqaaqii dadka magaalada Marka sida ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka Axadle, iyadoo markii dambe ay halkaasi isaga baxeen saraakiil ka tirsan ciidamada DFS. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta dagaalka, ilo wareedyo ayaa Axadle u xaqiijinaya in askarta ay isku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More