Somalia
Hay’adda sirdoonka Waqooyi Galbeed oo xirtay shan muwaadin oo Mareykan ah oo lagu eedeeyay khatar dhanka amniga ah
Hargeysa (AX) — Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Waqooyi Galbeed ee loo yaqaanno National Intelligence Agency (NIA) ayaa xabsiga dhigtay shan muwaadin oo u dhashay Mareykanka, kuwaas oo lagu tuhunsan yahay qorshaynta tallaabooyin…