Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu ganaaxay Sh370,000 kadib markii uu si sharci-darro ah ku joogay Kenya
Maxkamadda Garoonka Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta (JKIA Law Courts) ayaa ku xukuntay muwaadin u dhashay dalka Soomaaliya ganaax lacageed oo dhan Sh370,000, kaddib markii uu qirtay dambiyo la xiriira inuu dalka…