Arsenal Oo Digniin Loo Diray Ka Hor Soo Laabashadooda Champions League.
6 Sano kadib markii laga reebay champions League kooxda Arsenal ayaa maalinta Arbacada ku soo laaban doonta tartanka champions League iyaga oo marti galinaya kooxda PSV kulan ka dhici doona Emirates.
Tababare Mikel Arteta ayaa…