Browsing Tag

digay

Garaadka Guud ee SSC Khaatumo oo Gobaladda Waqooyi uga digay in ay weerarto Laascaanood

 Jimco, Juun, 14, 2024 (AX) - Garaadka Guud ee SSC Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa Gobaladda Waqooyi uga digay in ay dagaal ku qaado Laascaanood.Garaadka oo kasoo laabtay socdaal uu ku marayay qaybo kamid ah gobolada Sool iyo Sanaag, ayaa sheegay in dhankooda anay cidkale duulaan ku ahayn."Inagu geed kale iyo guri kale duulaan kuma nihin, danina nooguma jirto, lakiinse danteena in aynu ilaashano Ilahay waa inoo baneeyay waynanu awoodnaa, walaalaheena waxaanu leenahay duulaan idinkuma nihin, idina is celiya" ayuu…

Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Gobaladda Waqooyi

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Gobaladda Waqooyi iyo koomiishanka doorashooyinka uga digay waxkasta oo doorashooyinka hargardaamayn kara.Guddoomiyaha oo ka hadlay qalab cusub oo dhawaan la sheegay in ay suuragaltahay in lagu galo doorashooyinka, ayaa sheegay in qalabkaasi uu doorashada dib u dhigi karo, isaga oo digniin u diray madaxwaynaha."13 November haday doorasho qabsoomiwaydo 13 December kursigaasi wuu banaanaanayaa oo shirkii Boorama 2 ayaanu qabanaynaa,…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More