Browsing Tag

dhowr

Hogaamiye Deni: Nama quseeyaan dhowr qof go’aanno ay soo saaraan

 Sabti, May, 18, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowlad goboleedka Waqooyi Bari, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay go'aamada kasoo baxay shirkii Golaha wadatashiga qaranka ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay, in aanu ahayn wax quseeya Waqooyi Bari.Hogaamiye Deni oo maanta saxaafadda kula hadlayay magaalada Garowe, ayaa sheegay, in shirarka aan loo dhamayn aan lagu raadin karin maslaxadda ummadda Soomaaliyeed.“Dhowr qof go’aanno ay soo saaraan oo aan runtii ka turjumayn bulshada dareenkeeda, waqtiga ayay sii dilaysaa. Waxaan…

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan Shabeellaha dhexe

 Khamiis, April, 25, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Jowhar. Deegaanada uu fatahaada ka geystay wabiga Shabeelle ayaa kala Baareey, Mareerey, Kuukaay, Maandheere, Xawaadley iyo Bayaxaaw, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Maxamed Bashir Qasim Daqare."Ka maamul ahaan dadaalo badan oo biyo xireeno ayaa sameynay, hadana wabiga oo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More