Itoobiya oo sheegtay in dagaalkii gobolka Tigray ay kaga khasaartay lacag dhan 22 bilyan oo Dollar
Isniin, May 22, 2023 (AX) - Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkii mudada labada sano ah ka socday gobolka Tigray, kaas oo dhinacyadii uu dagaalku ka dhaxeeyay ay dhawaan heshiiyeen.Haddaba…