Browsing Tag

dalalka

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Qaahira uga qeybgalay shirka Hay’adaha maaliyadda dalalka Carabta

 Arbaco, May, 22, 2024 (AX) - Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada New Qaahira ee dalka Masar, ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee Hay’adaha Maaliyadda dalalka Carabta oo sanadkan lagu qabanayo magaalada New Qaahira ee dalka Masar.Shirkaan oo labo maalin ah ayaa diiradda lagu saari donaa arrimaha horumarinta Maaliyadda dalalka Carabta, iskaashiga dhaqaalaha iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha jira.Waxa sidoo kale lagu gorfeyn doono samaynta…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More