Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa cambaareeyay xaaladda
Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.
Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si kulul u cambaareeyay waxa uu ugu yeeray “caburinta lagu hayo dadka reer Hiiraan, gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Beledweyne”.
Siyaasiga C / raxmaan C / shakuur Warsame ayaa sidoo kale ugu baaqay ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya inay ka waantoobaan inay awood militari u adeegsadaan dadka rayidka ah, ee ka walaacsan dhismaha…