Browsing Tag

ayuu

Xasan Sheekh “Wadanku horey ayuu usocday 2016kii”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo marti ku ahaa barnaamijka Doodsan ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee dalalka kala duwan. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka uu joogo 2016, maadaama dowladda Federaalka ay ku fashilantay in dib loogu celiyo doorashada dadban. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in uusan jirin isbadal siyaasadeed oo la taaban karo oo ku yimaada doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya oo xitaa aanan hubin sida ay ku dhaceyso iyo…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More