Somalia
Yoweri Museveni waraaqihiisa aqoonsiga danjirenimo
Hogaamiyaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa waraaqihii aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Uganda Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagaabaruur) maalintii Arbacada. Safiirka Soomaaliya Cali Maxamed Maxamuud…