Browsing Tag

Afhayeenka

Afhayeenka ONLF ” Doorashada marka la cod bixinayo anagaa ka badan PP, laakiin marka natiijada lagu dhawaaqayo unbay PPdu…

 Talaado, Juun, 25, 2024 (AX) - Afhayeenka Ururka ONLF Cadaani Hirmooge oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha afka ururka ayaa ka hadlay sida uu ururkiisu u arko Doorashadii ku celiska ahayd ee maamulka magaalada Jigjiga oo Axaddii aynu soo dhaafnay ka dhacday magaalada Jigjiga, taas oo ay ku tartamayeen dhowr xisbi oo uu kamid ahaa Ururka ONLF.Ugu horreyn Caddaani Hirmooge waxa uu sheegay in ay u dhacday qaab saxan, waxa kale oo uu sheegay in ONLF ujeedada ay doorashadan ka lahayd uu ahaa inay muujiso awoodda ONLF ay ku…

Afhayeenka Booliiska: Kantarool kasta oo kuyaala magaalada Muqdisho waxaa la dhigayaa Eey qaraxyada baara

Sabti, Juun, 1, 2024 (AX) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya, Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay, in kantaroolada magaalada Muqdisho la dhigidoono Eeyo, si ay uga qeyb qaataan sugidda amniga iyo ka hortagga waxyaabaha qaraxa. Afhayeenka ciidanka Booliiska ayaa sheegay, in Eeyuhu aysan wax dhibaato ah u geysan doonin dadka shacabka ah, isagoo tilmaamay inay ka qeyb qaadan doonaan sugidda ammaankooda. Wuxuu sheegay, dadka Soomaaliyeed inay Eeyuhu u adeegsadaan inay  u ilaaliyaan beeraha iyo guryahooda, si aanay…

Afhayeenka Booliiska “Ma jirto cid dowladda ka tirsan oo amartay in Meydadka laga saaro Qabuuraha Iskuul Buluusiya”

 Sabti, April, 4, 2024 (AX) - Waxaa saacadahii lasoo dhaafay hadal heyn badan ay ka dhalatay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo la xariiray in amar kasoo baxay Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliya  qabuuraha Iskuul Buluusiya dib looga saarayo meydadkii ku jiray.Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Xasan Aadan oo shir jaraa'id u qabtay Warbaahinta ayaa arintaasi ku sheegay iney tahay mid been abuur ah oo waxba kama jiraan ah."Ma jirto cid dowladda ka tirsan oo amartay in Meydadka laga saaro Qabuuraha…

Afhayeenka Midowga Musharaxiinta oo hadlaya

Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo ah afhayeenka Golaha Musharaxiinta ayaa ka hadlay qaraxii lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada oo gacan ka siinayay amnigiisa. Daahir Maxamuud Geelle ayaa marka hore ka tacsiyeeyay geerida laba ka mid ah ilaaladii Cumar C / raxmaan, halka afar kale oo uu ku jiro sarkaalka la dhaawacay. Geelle ayaa shaaca ka qaaday magacyada labada askari ee dhintay: Axmed Cali Maxamuud & Xasan Cali Maxamed, inta dhaawacmay Gaashaanle Sare Cumar C / raxmaan, Yaasiin Muxudiin Khaliif, Abaanduulaha…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More