Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xussein Qayaad: “Dawlad deegaanka Soomaalida waxay ku jirtaa abaar,

Xuseen Qayaad Gadiid oo ka mid ah odayaasha deegaanka Maiso ee gobolka Sitti ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in abaaraha ka jira deegaanadooda ay u dheer tahay dhibaatooyin caafimaad sida shuban biyoodka oo ka dilaacay degmooyinka qaar. Qayaad ayaa BBC-da u sheegay in Geella ay u dhimanayaan abaar dhulka ka jirta, halka dadka deegaanka ay soo martay isbadal dhanka caloosha ah qaarna ay la ildaran yihiin shuban biyoodka. Dadku waa xoolo dhaqato, geelii ugu adkaysi badnaa ayaa dhimanaya  ari iyo lo'da iska…

Qoor-qoor oo ku hooyanaya Dhuusamareeb oo Barina kasoo safridoona! –

Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalintii Isniinta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa caawa ku hoyana halkaas isaaga oo bari u dhoofi doona magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Hogaamiye Qoor-qoor iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhoweeyay Hogaamiye ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr Maxamed Nuur Gacal, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Booqashada…

Kenyanka oo ku dhintay kuna dhaawacmay qaraxii Lamu

Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa lagu qarxiyay Lamu, Haddaba miinada ayaa haleeshay gaari xamuul ah, waxaana ku dhintay darawalkii gaariga halka ay ku dhaawacmeen askar kale. Dadka deegaanka ayaa sheegay inay maqleen rasaas ay ridayeen ciidamada Kenya qaraxa kadib, kadibna uu xigay howlgalo ka socda nawaaxiga goobta uu qaraxu ka dhacay. Dowlada Kenya ayaan wali ka hadlin duqeyntan sida ay sheegteen Al-Shabaab oo war ay soo saareen ku sheegay in miinada loo aasay kolonyo ay la socdeen ciidamada…

Waa maxay ujeedka safarka MW Qoor-Qoor ee Dhuusa Mareeb?

Hogaamiyaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor oo shalay ka baaqday safarkiisa Dhuusomareeb ayaa lagu wadaa inuu maanta u safro caasimada maamulkiisa ka dib 49 maalmood oo uu ka maqnaa. Dastuurka DG Galmudug wuxuu dhigayaa in ugu badnaan 45 habeen aan la seegin maxaa yeelay madaxweynuhu wuxuu ka qeyb galay shirar siyaasadeed oo looga hadlayo arrimaha doorashada dalka. Qoor-Qoor oo fursad maanta u helay ka nasashada kulamada looga hadlayo heshiiska 17-ka September 2020 ayaa u safraya Magaalada Dhuusamareeb…

Hargeysa oo soo bandhigtay saraakiil ‘kasoo goostay’ Danab iyo Gorgor

Hargeysa (Axadle) – Xukuumadda Hargeysa ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska guud ee xukumadda Hargeysa ayaa lagu soo dhaweeyay Saraakiishan oo Afar ahaa, waxayna sheegeen inay kasoo goosteen Soomaaliya, islamarkaana la qalday oo mabda’a midnimada wax kusoo bartay ayaga oo dhalinyaro ah. “Waxaa soo dhoweynayaa saraakiisha iyo askarta kasoo goosatay ee mabaadida Soomaali Weyn ee lagu qalday kasoo noqotay ee Somaliland isku soo dhiibtay waan…

Shooters storm Nigerian prison, free multiple

Armed men stormed a Nigerian prison on Monday and released several prisoners before setting the prison on fire, Nigerian police said. The gunmen also destroyed the headquarters of the state police in Owerri, the state capital, and burned down nearly 50 vehicles parked at the headquarters, a witness told Anadolu Agency. The Nigerian penitentiary, a government agency in Nigeria that operates prisons, confirmed the attack but refused to provide figures for accidents. James Madugba, a spokesman for the…

MASAR oo ‘fursaddii ugu dambeysay’ siisay Ethiopia

Qaahira (Axadle) – Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xiriira biyo xireenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii ugu dambeysay ee heshiis lagu gaari karo kahor inta aysan Ethiopia dib u billaabin buuxinta biyo-xireenka, waxaa sidaas bayaan ay soo saartay Axaddii ku sheegtay Masar. Kulanka ayaa Isniintii maanta kusoo geba-geboobaya magaalada Kinshasa. “Wada-xaajoodyadan waxay ka dhigan yihiin fursaddii…

Maxay yihiin ciidamada ay QATAR u tababareyso DF?

Doha (Axadle) – Saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe ku sugnaa Axadle dalka Qatar ee Doha, waxaana u socday oo halkaas ku qaadanayeen tababar ciidanimo oo lagu sheegay ‘aqoon kororsi’. Sida ay ogaatay Axadle, Saraakiishan ayaa waxay soo dhameysteen tobabarkii ay u joogeen Qatar, waxaana dhawaan dib loogu soo celinaya dalka, si ay qeyb uga…

Wareysi: Odowaa oo markii ugu horreysay ka hadlay ciidankii loo adeegsaday weerarkii 19-ka Febraayo

Muqdisho (Axadle) – Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa markii u horeysay ka hadlay dhacdadii 19-Febraayo ee ciidamada dowladda ku rasaaseyeen banaan-baxayaal ay hogaaminayeen qaar ka mid ah musharaxiinta mucaaradka iyo weerarkii lagu qaaday madaxweynayaashii hore. Jeneral Odowaa oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacada VOA-da ayaa ugu horeyntii ku dooday ‘in dhacdooyinkii 19-kii Febraayo ay ahaayeen waajib lagu…

Wasiir sare oo ka socda dowladda Zambia oo soo gaaray Hargeysa + Ujeedka

Hargeysa (Axadle) – Wafdia ka socda dalka Zambia ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa ee Axadle Somaliland, halkaasi oo si weyn ugu soo dhaweeyey wasiir ku-xigeenka ahna kusimaha wasiirka arrimaha dibadd Somaliland. Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka wasaaradda cadaaladda dalka Zambia, Gavin Lubinda, waxayna saacadaha soo socda kulamo kala duwan ay la qaatan madaxda u sareysa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More