Browsing Category
Somalia
Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.
Yey yihiin shaqsiyaadka uu sheegay CC Shakuur inay kasoo horreeyaan Farmaajo?
Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame ayaa dhowaan sheegay in Farmaajo isaga oo aan afka kala qaadin ay jiraan rag ka soo horeeya oo u doodayey intii uu socday shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee Afisyoone.
Cabdiraxmaan ayaa sheegay in shakhsiyaadka kasoo horeeyo madaxweyne Farmaajo oo la fahamsan yahay inuu ula jeedo qaar ka tirsan madaxda maamul goboleedyada ay u ku doodayaan…
Q/Midoobe oo war cusub ka soo saartay shirka Afisyoone
Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee shirka horudhac u ah shirka wada-tashiga ee 3-dii ilaa 4-tii April…
Qaramada Midoobay oo war cusub kasoo saartay shirka Afisyoone
Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee…
CC Sharmaa’arke oo ka digay fashil ku yimaada wada-hadallada Muqdisho
Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2021-ka.
Cumar Cabdirashiid ayaa marka hore soo hadal qaaday wada-hadallada u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee ka socda…
Ciidanka K/Galbeed oo howl-gal ku dilay rag ‘miino aasayey’ (Faah faahin)
Muqdisho (Axadle) – Maamulka degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa ka warbixiyey howl-gallo ay ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ka sameeyeen duleedka degmadaasi, kuwaas oo looga hortegayey weeraro ay soo qaadaan Al-Shabaab.
Guddoomiye ku xigenka amniga iyo siyaasadda degmada Qansaxdheere Maxamed Muqtaar Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in howl-galkan si…
the last leg before the election
The campaign for the presidential election ends on Friday with a final meeting between the head of state in the capital. Several opposition candidates have left the campaign outside Ndjamena, especially in the south of the country.
In central Ndjamena, there are posters of the head of state everywhere, states our special…
Xog: DF oo mushaharka ka jartay ciidan dhowaan ku biiray ilaalada CC Shakuuur
Muqdisho (Axadle) – Dowladda Soomaaliya ayaa billowday in ay cadaadis saarto askarta ka diiwaan gashan islamarkaana ku maqan shaqada leexsan, gaar ahaan kuwa ilaaliya siyaasiinta mucaaradka ah, sida ay ogaatay Axadle.
Mas’uuliyiin ka tirsan xisbiga Wadajir ee hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo taliska Milatariga Soomaaliya ayaa Axadle u sheegay in loo sheegay in mushaarka laga joojiyay ciidan ku dhow 70 askari.
Ciidanka lacagta laga…
Maxaa laga fahmay arrinta Waare uu ka sheegay beelaha HIIRAAN, GEDO iyo SSC?
Waare iyo waayo-aragnimadiisa Federaalka!
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle waa nin xogogaal ah oo awood u leh inuu qaab maangal ah u sharraxo dhibaatooyinka bulsho iyo tan siyaasadeed ee haysta deegaannada iyo beelaha Soomaalida. Wareysi lala yeeshay oo aan dheggeystayna waxyaabaha uu ka hadlay ee aan aadka ula dhacay waxaa ka mida qeexid iyo qaabeyn cajiib ah oo uu u sameeyay sida ay reeraha Soomaaliyeed ula falgaleen nidaamka Federaalka, iyo…
new fire in the international market in
The large-scale fire broke out this Easter Sunday in the early afternoon and was brought under control after 6 hours of intervention by Cotonou firefighters and around. 12,000 m² of the 180,000 area of the market was affected by the flames.
as reported from Cotonou, Jean-Luc AploganWhen you arrive at the scene of the…
DF Somalia oo taageertay tallaabadii uu qaaday boqor Cabdalla-ha dalka Jordan
Amman (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay taageereyso tallaabooyinka uu qaaday boqorka Jordan Abdalla bin Hussein ee ka dhanka ah walaalkiisa Hamza bin Hussein iyo xubno kale oo laga shakiyey.
Mas’uuliyiinta Jordan ayaa Sabtidii xiray in ka badan 20 qof, waxayna xannibeen dhaq-dhaqaaqyada dhaxal-sugihii hore ee boqortooyada Hamza bin Hussein, ayada oo ay jirto wax ay saraakiisha ugu yeereen halis ka dhan ah “amniga iyo…