Browsing Category
Somalia
Somali Latest | Wararka Maanta | Breaking News and the expert analysts you can trust
Unugyada uu ku Dhaco Kansarka Dheef-mareenku
Talaado, September, 19, 2023Sponsored Post Acıbadem waa xarun caafimaad oo ku taalla Turkiye oo daaweyn iyo daryeel dhammaystiran u diyaarisay dhammaan qaybaha kala duwan ee Kaankarada ama Kansarka ku dhaca dheef-mareenka cutadu marto,…
Howlgal lagu dilay laba horjooge oo ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Hoose
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 5-aad guutada 16-aad ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howgalo qorshaysan ka fuliyay deegaano ku dhadhaw magaalada Beerxaani ee gobolka Jubbada…
Dagaal dad ku dhinteen oo ka dhacay deegaanka Cali Saahid ee gobolka Togdheer
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Dagaal la sheegay in uu u dhexeeyo laba beelood oo wada daga gobolka Togdheer ayaa saaka ka qarxay deegaanka Cali Saahid.Dagaalka ayaa la sheegaya in uu sababay dhimashada ugu yaraan hal qof, isla…
Diyaarad helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo ku burburtay xadka Soomaaliya
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Diyaarad nooca qumaatiga u kacda ayaa maanta oo Talaado ah waxa ay ku burburtay meel u dhow xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto dalka Kenya.Ilaa hadda ma cadda waxa sababay shilkan diyaaradeed ee ka dhacay…
Gobaladda Waqooyi: Jabhada buurta Gacanlibaax oo weerar ka gaysatay magaalada Burco
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Jabhada buurta Gacanlibaax ayaa saaka weerar ku qaaday magaalada Burco ee Gobaladda Waqooyi, waxayna afduubeen baabuur Lan kurusar ah oo xukuumadu leedahay.Jabhada oo wadatay saddex baabuur oo ay ku…
Raysal wasaare Xamse oo kulan gaar ah kula qaatay magaalada Newyork Xildhibaan Ilhaan Cumar
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Newyork ee dalka Mareykanka oo uu kaga qaybgalay meertada 78-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey…
Midowga Yurub oo hakiyay gargaarka cunnada ee Soomaaliya ka dib markuu ogaaday xatooyo baahsan
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jirtay hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Soomaaliya.Tallaabadan ayaa timid kadib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu…
Raysal wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay golaha guud ee Qaramada Midoobay
Talaado, September, 19, 2023 (AX) - Ra’isul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York.Raysal wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirkaan…
Hogaamiye Xasan Sheikh oo magacaabay taliyayaal cusub oo katirsan hoggaanka ciidanka xoogga dalka
Isniin, September, 18, 2023 (AX) - Hogaamiyaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay taliyayaal cusub oo katirsan ciidanka xoogga dalka, si ay u dardargeliyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dowlad goboleedyada…
Soomaalida iyo Oromada oo maanta dagaal culus uu ku dhex maray duleedka Qollaji ee Dowlad degaanka…
Isniin, September, 18, 2023 (AX) - Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in maanta uu dagaal culus ka bilowday meel u dhaw xerada barakacayaasha Qollaji ee degaanka Soomaalida, dagaalkan ayaa u dhaxeeya Ciidamada…