Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Tuhmane Evans Juma ayaa loo haystaa eedeymo ah inuu kufsi & dil 5 gabdhood ah geystay

Nin looga shakisan yahay inuu yahay dilaa ayaa lagu qabtay Uasin Gishu ka dib markii uu qirtay inuu dilay shan gabdhood oo yar yar ka dib markii uu kufsaday oo uu sumcad xumeeyay. Bayaan ay soo saartay Sabtidii, Agaasinka Baarista Dambiyada (DCI) wuxuu ku sheegay Evans Juma Wanjala - oo ah tuhmane fuliyay dilkii foosha xumaa intii u dhaxeysay Disember 31, 2019 iyo June 15, 2021- wuxuu u geystay faraxumeyn dhibanayaashiisa ka hor inta uusan ceejinta ku dilin. Wanjala ayaa wajihi doona maxkamad isagoo lagu soo oogay…

Qorshaha FARMAAJO uu gacanta ugu dhigayo 120 ka mid ah xildh…

Muqdisho (Axadle) – Loolanka guddiyada doorashada ee Soomaaliya, gaar ahaan guddiga gobollada waqooyi, wuxuu banaanka usoo saaray Istaraatiijiyadda doorasho ee madaxweyne Farmaajo, oo isku dayaya in mar kale dib loo soo doorto. Farmaajo ayaa xoogga saaraya sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa maamulka doorasho ee xildhibaanada gobollada waqooyi, beelaha Banaadiriga, beesha Shanaad iyo kuwa beesha uu kasoo jeedo ee Gedo. Marka la isku geeyo…

Daawo: Dood ka dhalatay Coldoon oo u istaagi waayey calanka …

Hargeysa (Axadle) – Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah weriye sama-fale ah oo ka howlgala gobollada waqooyi ee Gobaladda Waqooyi ayey saacadihii lasoo dhaafay hadal-heyntiisu aad ugu faaftay baraha bulshada, kadib markii uu xalay u istaagi diiday astaanta calanka Gobaladda Waqooyi. Cabdimaalik Coldoon oo la hadlay TV-ga Horn Cable ayaa ka jawaabay sababta uu ugu istaagi waayey heesta calanka Gobaladda Waqooyi, markii laga yeeriyey munaasabad lagu soo…

DF oo ka carootay warbixin Midowga Afrika uu kasoo saaray af…

Muqdisho (Axadle) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor timid warbixin uu soo saaray Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee Midowga Afrika taasoo looga hadlay xaladda siyaasadeed ee afartii sano ee dalku uu hoos joogay taliska Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Kulan ay yeeshen Golaha Wasiirada Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ayaa laga soo saaray in Dowladda Soomaaliya ay si hordhac ah u diiday natiijada warbixinta loo gudbiyey Midowga Afrika.…

Hoggaamiyaha Tigrayga oo qaaday tallaabo lama filaan ah xill…

Mekelle (Axadle) – Hoggaamiyaha Jabhadda Tigrayga ee TPLF ayaa qaaday tallaabo lama filaan ah isaga oo sii daayey  sii daayay ku dhowaad 1,000 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ee lagu qabtay dagaaladii u dambeeyay. Tallaabadan ayaa imaneysa iyadoo labada dhinacba ay u diyaar garoobeen iska horimaad ka dhaca dhulka lagu muransan yahay ee galbeedka gobolka, kaasi oo ay isku hayaan Amxaarada. Debretsion Gebremichael, oo ah hogaamiyaha Jabhadda…

Sawirro: Ciidamada huwanta oo dib u qabsaday Bacaadweyn iyo …

Bacaadweyn (Axadle) – Ciidamada dowladda iyo Kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta dib u qabsaday degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo Al-shabaab dhawaan qabsadeen, markii ay muddo kooban ku sugnaayeen ciidamada Galmudug. Ciidamada huwanta oo ka kala tirsan qeybta 21-aad ee milateriga, kuwa Danab iyo ciidamada Galmudug oo ay hawada sare ka taageerayeen diyaarado ayaa gudaha u galay Bacaadweyn kadib markii ay isaga baxeyn ciidamadii Al-Shabaab ka…

R/W Rooble oo Cabdi Xaashi ‘kala saftay’ Mahdi Guuleed – Mux…

Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed ay soo saareen xildhibaanada waqooyi ee garabka guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi ayey kaga warbixiyeen caddaalad darrada iyo eexda uu sameeyey ra’iisul wasaare Rooble uu kula saftay garabka Mahdi Guuleed. Waxay sidoo kale ka hadleen halka uu marayo khilaafka iyo xal u helidda caqabadahii hortaagnaa doorashada kuraasta labada aqal ee xildhibaanada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi. “Maanta oo laga joogo bil iyo labaatan maalmood shirkii madasha ee qabsoomay 27.5.2021 waxannu…

Jubaland oo tallaabo hor leh u qaaday doorashada aqalka sare…

Kismaayo (Axadle) – Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee Jubaland, ee la filayo inay daba-yaaqada bishan ka billaabato Kismaayo. Magacaabistaan uu Guddoonka Baarlamaanku magacaabay ayaa dabasocota codsigii shalay ay u gudbiyeen guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT ee Jubaland kaas oo ahaa in golaha wakiilada Jubaland magacabaan guddiga Baarlamaanka u qaabilsanaan doona doorashada Aqalka…

Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ka fulisay Muqdisho – …

Muqdisho (Axadle) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar qorsheysan oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo geystay khasaare kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qoraal kasoo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkan lagu dilay ugu yarana illaa saddex askari oo ka tirsanaa ciidamada ammaanka, xilli ay ku sugnaayeen bar-control oo ku taalla degmada Dayniile ee…

Kuuriyada Koonfureed oo ciidankeeda kala baxayso xeebaha Soo…

Seoul (Axadle) – Wasaaradda Gaashaandhigga Kuuriyada Koofureed ayaa shaacisay in ciidamdeeda badda ee la dagaalama kooxaha burcadbadeeda ay kala baxayso xeebaha Soomaaliya, kadib markii qaar ka mid ah askarta laga helay Covid-19. Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Koofurta Kuuriya ee YONHAB  300 oo askari oo saaran Markabka wax burburiya ee The Great ayaa 80 ka mid ah lagu arkay calaamadaha xanuunka, taas oo keentay in xaalad adag ay…