Skip to content
Friday, September 4, 2026 21 Rabi al-Awwal 1448 AH Isha 19:09
Muqdisho 25°C
Breaking: Five EU Countries Aim to Send Rejected Migrants to “Return Hubs” by 2027
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Somalia English

Laftagareen oo magacaabay guddiga doorashada heer DG ee

Follow
Newsroom published Updated 6 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio

Hogaamiyaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya ku waas oo maamuli doona doorashada xildhibaanadda Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashadooda tahay Koofur Galbeed.

- Advertisement -

Xubaha Laftagareen magacaabay oo ka kooban 8 ruux ayaa lagu biiridoonaa 3 xubnood oo ay soo magacaabayso Dowladda Faderaalka Soomaaliya sida ku cad heshiiskii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dowlad-goboleedyada dalka magaaladda Muqdisho ku gaareen 2 October 2020.

Dowlad-goboleedyada Koofur Galbeed, Jubbaland, Hirshabeelle, Galmudug iyo Puntland ayaa soo magacaabaya min 8 xub xubnood oo maamulaya doorashada ka dhacaysa deegaanadda maamuladaasi waxaana ku biiraya min 3 xubnood oo ay magacaabayso dowladda Faderaalka Soomaaliya.