Cadaw ilaa saaxiib: sidee Iran u badashay xiriirkii ciraaq kadib dagaalkii Saadaam?
Afartankii sano ee dagaalkii Iran iyo Ciraaq, Tehran waxa ay cadaawadii labada wadan u bedeshay saameyn xooggan oo dhankastaa, iyadoo iska dhex aragtay howlalka waawaayn ee Baqdaad isla markaana noqotay saaxiibka ugu sareeya ganacsiga.
Waa marxalado isdaba joog ah Aziz Jaber, oo ah borofasoor cilmiga siyaasada ka dhiga jaamacada Baqdaad ee Mustansariyah University kana badbaaday isku dhaca, weligiis kuma fikirin suurtagalnimada arintaan sida uu u sheegay AFP.
“Way adkaan lahayd…