“Haddii Madax Goboleedyadu farageliyaan kuraasteena, ma ansixin doono heshiiska” Mahad Cawad.
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BFS Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad oo ka qaybgalay munaasabad loo qabtay Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kahor sheegay in culeyska madax goboleedyadu ay saarayaan kuraasta xildhibaannada.
Cawad ayaa sheegay in xiliyada doorashada Madaxda Dowlad Goboleedyada isu dayaan in ay cadaadiyaan Xildhibaannada, waxaana uu sheegay in haddii la isku dayo taas Xildhibaannadu qaadanayaan go’aan ka dhan ah Heshiiska…