Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Mike Pompeo oo la taagan yahay Jeneral Abdel-Fattah Burhan, oo ah madaxa golaha talada haya, Khartuum, Sudan, Talaadada, Agoosto 25, 2020.
Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo madaxa golaha talada haya ee Suudaan ayaa u safray dalka Isutaga Imaaraatka carabta si ay wadahadalo gooni gooni ah ula yeeshaan saraakiisha Imaaraatka iyo Mareykanka, u jeedka socdaalkooda ayaa salka ku haaya sidii Washition Liiska Argagisada uga saari lehayd…