“Waxaad Moodaa Inaysan Shaqadiisa Ahayn” – Carragher Oo Dhulka La
Daafacii hore ee kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa dhulka ku jiiday da’yarka daafaca midig ee hadda kooxdiisii hore ee Trent Alexander Arnold walow uu ahaa mid kaliya 24 saacadood kahor wakhtiga uu eedeeyay amaanayay.Arnold ayaa ahaa mid toddobaadkii ugu dambeeyay aad looga hadlayay kaddib markii laga reebay xulka qaranka England, markii uu qaab ciyaareedka cajiibka ah kala hortagay Arsenal Sabtidii ilaa bandhigiisii argagaxa lahaa ee uu xalay Actual Madrid kusoo bandhigay.Isniintii ayay ahayd markii uu Carragher ku…