Maxay isla garteen Qoor-Qoor, Guudlaawe & Golaha
Kulankaan xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaa ka qaybgalay Hogaamiyayaasha DG Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor & Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta ahna Madaxweynihii Dowladdii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud & xubno kale oo golaha katirsan.
Fadhiga oo Saacado qaatay waxa ay dhinacyada yeeshay is tusiyeen qaabka looga gudbi karo khilaafka daba-dheeraaday, maadaama muddo xileedka Hogaamiyayaasha Dowladda…