Waa Kuma Garsooraha El Clasico Ee Real Madrid Iyo Barcelona
Garsooraha dhexdhexaadinaya kulanka adag ee El Clasico ee Sabtida ay foodda isku darayaan Actual Madrid iyo Barcelona ayaa la shaaciyey, waana xaakim aan kugu cusbayn oo hore usoo qabtay kulamo waaweyn.
Maamulka LaLiga ayaa kulankan u magacaabay in uu qabto garsoore uu kaadhku kasoo horreeyo oo aan ciyaartoyda u aabbo yeelin, horena ciyaartooyo waaweyn garoomada uga saaray.
Ciyaarta El Clasico ee Sabtida oo lagu tilmaamay middii kala saari lahayd kooxaha ku loollamaya horyaalka, ayaa waxay kusoo beeganay xilli ay…