Yamal, Mainoo, Sesko: Xiddigaha Da’yarka Ah Ee Sida Dhaw Loola Soconayo Eur2024

Xiddigaha ugu fiican yaa haatanba magac ku samaystay kubada cagta kooxaha halka ay qaar kale doonayaan in ay adduunka is baraan adduunka tartanka Euro 2024.

24 Xul ayaa isaga hor iman doona euro 2024 iyada oo xiddigo da’yar ah ka buuxaan kuwaas oo dhawaan noqday 21 sano jir.

Waxa jira xiddigo wax yar ka muujiyay tayadooda xilli ciyaareedkii dhamaaday ee tartamada yurub oo kala duwan.

Waxa la soo bandhigay xiddigaha da’yar ah oo adduunka is bari doona tartanka Euro 2024.

Jude Bellingham – England

Lamine Yamal – Spain

Florian Wirtz – Germany

Jamal Musiala – Germany

Kobbie Mainoo – England

Benjamin Sesko – Slovenia

Warren Zaire-Emery – France

Xavi Simons – Netherlands

Rasmus Hojlund – Denmark

Joao Neves – Portugal

Georgiy Sudakov – Ukraine

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More