UEFA Oo Soo Saartay Shaxda Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka Champions League.

UEFA ayaa soo saartay shaxdii ugu fiicnayd ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Waxa la soo afjaray tartanka champions Legaue xilli ciyaareedkii dhamaaday.

Kadib tartan xiiso leh waxa ku guulaystay koobka kooxda Real Madrid oo markii 15-aad ku guulaystay tartanka.

kadib dhamaadka xilli ciyaareedka UEFA ayaa soo saartay shax ka kooban 11 xiddig oo loo doortay xiddigaha ugu fiican xilli ciyaareedka.

Kooxaha Real Madrid Iyo Dortmund ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 4 xiddig.

Kooxd PSG ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka ay Bayern Munich shaxda ku leedahay hal xiddig.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More